Caalim Computer Academy

Caalim Computer Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Caalim Computer Academy, Computer training school, Jowhar T Road, Jowhar.

1 -Barashada Cilmiga Computerka
2 -Sameynta Computerka
3 -iibinta Computerada Cuseeb iyo Celisba

N.B: Waxii Faahfaahin Dheeri ah Nagala soo Xiriir +252 616510035 | 626510035

21/09/2026

MACHADKA BARASHADA CILMIGA COMPUTER KA EE CAALIM

13/09/2026

Hadii Aad Ku Dhibantahay Isticmaalka Computer Hada Iska Diiwaangeli CAALIM COMPUTER ACADEMY, JOWHAR, HANTIWADAAG, KASOO HORJEEDKA MASJIDKA MINARA SOO GAAR

12/09/2026

CAALIM COMPUTER ACADEMY
Jowhar somalia, Hantiwadaag, 1AAD

31/07/2026

JUMCA MUBAARAK

29/06/2026

XAFLADA AAN UQABANAY ARDEYDA DUFCADA 3AAD EE MACHADKA CAALIM OO KU BEEGNEYD MAALINKII SHALAY EE TR. 28/05/2026

DHAMAAN QALINJIBIYAASHA WAXAAN LEEYAHAY HAMBALYO HAMBALYO

Photos from Caalim Computer Academy's post 28/06/2026

HOTEL DOOFIL, HANTIWADAAG, JOWHAR SOMALIA

XAFLADA QALINJIBINTA DUFCADA 3AAD EE MACHADKA Caalim Computer Academy

27/06/2026

Assalamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu Dhamaan Ardeyda Qiimaha Badan Ee Usoo Dhamaadey Barashada Qeybaha Asaasiga Ee Cilmiga Computer Ka Ee Caalim Computer Academy Waxaan Idin Leeyahah hambalyo hambalyo hambalyo, runti waxbarashada nuucwalba oo ay tahay waxey ubaahantahay dadaal, dulqaad iyo joogteyn, ugu danbeyn waad sameyseen.
Congratulations. GUULEYSTA WALIGIIN.

Photos from Caalim Computer Academy's post 25/06/2026

Waxaa Maanta Inoo Qabsoomay Imtixaanka Final ka Ee Shahaadiga Ardeyda Qalin jibiyaasha Machadka Caalim Computer Academy

Telephone

Website

Address


Jowhar T Road
Jowhar

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caalim Computer Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Jowhar.