Child Protection and Development Network
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Child Protection and Development Network, Community Organization, jaale siyaad, Mogadishu.
The Somali Child Protection and Development Network is a non-governmental organization that aims to delivers sustainable solutions for Somali children in 18 region of Somalia
27/02/2026
๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ฅ๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ ๐๐๐ช๐๐๐๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐ฐ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐ค๐ฎ๐ฐ๐๐๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฌ๐๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐ ๐ค๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ข๐ฆ๐๐๐จ๐จ๐๐ ๐ฃ๐ข๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐๐ฌ๐ค๐๐ฑ๐๐๐.
๐๐๐๐ซ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐๐๐ช๐๐๐๐๐๐ก๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฐ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก
๐. ๐๐๐ฌ๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐๐๐ซ๐ซ๐จ: Soomaaliya waxay soo martay colaad daba-dheeraatay iyo xasillooni-darro siyaasadeed sannado badan.
Tani waxay keentay rabshado baahsan, barokac, iyo khalkhal ku yimaadda adeegyadii muhiimka ahaa, taas oo keentay in ay carruurta u nuglaato waxyeello jidheed, askaraynta kooxaha hubaysan iyo barakaca khasabka ah iyo dhaqaala darro.
๐. ๐
๐๐ช๐ซ๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐๐ฅ๐ข๐ญ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ก๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ก: Soomaaliya waxa ay ka mid tahay dalalka ugu saboolsan adduunka, iyadoo qayb aad u badan oo ka mid ah shacabka ay ku nool yihiin faqri.
Carruur badan ayaa ka maqan helitaanka baahiyaha aasaasiga ah sida cunto, biyo nadiif ah, daryeel caafimaad, iyo waxbarasho.
Heerarka nafaqo-xumada ayaa aad u sarreeya, cudurrada laga hortagi karona waxay khatar weyn ku yihiin caafimaadka carruurta.
UNICEF Somalia
World Vision Somali
04/02/2026
Waxaan Hambalyo udiraynaa Gudoomiyaha Cusub ee Guddiga Xuquuqal insaanka Somalia Dr's Mariam Qasim oo manta la doortay waxaan ilahay uga baryeynaa inuu ku Asturo xilkaas culus ee loo igmaday
20/11/2024
Malinta caruurta aduunka ayaa loo dabaal dagaa sanad walbo 20 ka November laga soo bilaabo 1954.
U jeedada maalintaan loogu dabaal d**o waxay tahay in la awood siiyo caruurta la dhagaysto fikirkooda loona abuuro jawi ku haboon inay noqdaan kuwo hela xuquuq dhamaystiran iyo ilaalin joogta ah.
Markale waxaan leehay Hambalyo dhamaan caruurtsoomaaliyeed
UNICEF Somalia
World Vision Somali
12/06/2024
๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐, ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข๐๐จ๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฒ๐๐ช๐๐๐ง ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐-๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐๐ ๐ ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐, ๐๐ฒ๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐ง๐๐ ๐ฐ๐๐ฅ๐๐ ๐ฅ๐ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐๐ ๐๐-๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ง.
Maalintan, ururrada iyo shakhsiyaadka adduunka oo dhan ayaa isugu yimida si ay u wacyigeliyaan ku shaqeysiga carruurta iyo ka shaqeynta sidii loo ciribtiri lahaa.
Soomaaliya, iyo dalal kale oo badan, waxa ay wajahaan caqabado la xiriira shaqaaleysiinta carruurta. Colaadaha socday mudo badan, faqriga, iyo helitaanka waxbarashada oo xadidan, shaqada carruurta ayaa weli ah arrin muhiim ka ah Soomaaliya. Carruurtu waxay inta badan ku hawlan yihiin shaqo khatar ku ah, oo ay ku jiraan beeraha, shaqada guriga, ka shaqaynta wadooyinka iyo ku lug lahaanshaha kooxaha hubaysan.
Si loo ilaaliyo badqabka caruurta waa in ay helaan xuquuq dhamaystiran sida waxbarasho tayo leh, ka warqab joogto ah, ilaalin iyo hormarin taas ayaa ka dhigaysa mid had iyo jeer sare u qaadi karta in laga hortago in caruurta ay lakulmaan Xad gudubyo Sida shaqaalaysiinta, Dayaca, xadgubka, Askaraynta iyo dhamaan wax walboo dhaawac ugaysan kara caruurta.
Ururka Hormarinta iyo ilaalinta caruurta waxa uu u taagan yahay sidii looga Hirtagi lahaa wax walboo dhib ku ah caruurta. Iyo sare u qaadista Hormarinta iyo ilaalinta caruurta.
๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐ฆ๐๐ซ ๐ฐ๐๐ฅ๐๐จ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฎ ๐ญ๐๐๐ ๐๐ง ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ ๐ฌ๐ข๐๐ข๐ข ๐ฅ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง ๐ฅ๐๐ก๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ ๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐ฅ๐๐ก๐๐ ๐ฑ๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐
09/04/2024
Waxaa sanadkii 4 aad oo xiriir ah aan samaynay Ciidsiinta Caruurta Agoonta iyo kuwa danta yar ee aan awoodin waxay ku Ciidaan.
Waxaan u mahadcelinaynaa dhamaan dadkii ka qayb qaatay farxada caruurtaan somaliyeed meel walboo ay joogaan waxaan leenahay ilahay ha idinka farxiyo sida aad uga farxiseen caruurtaan.
๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐ฆ๐๐ซ ๐ฐ๐๐ฅ๐๐จ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฎ ๐ญ๐๐๐ ๐๐ง ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ ๐ฌ๐ข๐๐ข๐ข ๐ฅ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง ๐ฅ๐๐ก๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ ๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐ฅ๐๐ก๐๐ ๐ฑ๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐
28/02/2024
๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ฅ๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ ๐๐๐ช๐๐๐๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐ฐ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐ค๐ฎ๐ฐ๐๐๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฌ๐๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐ ๐ค๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ข๐ฆ๐๐๐จ๐จ๐๐ ๐ฃ๐ข๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐๐ฌ๐ค๐๐ฑ๐๐๐.
๐๐๐๐ซ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐๐๐ช๐๐๐๐๐๐ก๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฐ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก
๐. ๐๐๐ฌ๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐๐๐ซ๐ซ๐จ: Soomaaliya waxay soo martay colaad daba-dheeraatay iyo xasillooni-darro siyaasadeed sannado badan.
Tani waxay keentay rabshado baahsan, barokac, iyo khalkhal ku yimaadda adeegyadii muhiimka ahaa, taas oo keentay in ay carruurta u nuglaato waxyeello jidheed, askaraynta kooxaha hubaysan iyo barakaca khasabka ah iyo dhaqaala darro.
๐. ๐
๐๐ช๐ซ๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐๐ฅ๐ข๐ญ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ก๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ก: Soomaaliya waxa ay ka mid tahay dalalka ugu saboolsan adduunka, iyadoo qayb aad u badan oo ka mid ah shacabka ay ku nool yihiin faqri.
Carruur badan ayaa ka maqan helitaanka baahiyaha aasaasiga ah sida cunto, biyo nadiif ah, daryeel caafimaad, iyo waxbarasho.
Heerarka nafaqo-xumada ayaa aad u sarreeya, cudurrada laga hortagi karona waxay khatar weyn ku yihiin caafimaadka carruurta.
๐. ๐๐๐ฅ๐ข๐ญ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ง๐๐ง ๐ ๐๐ซ๐๐๐ข๐ง ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐๐๐๐๐ง: Waxbarashadu waxay muhiim u tahay horumarka carruurta, laakiin Soomaaliya waxa ay wajaheysaa caqabado la taaban karo, waxaa ka mid ah waalidiinta qaar oo aan awoodin bixinta lacagaha waxbarashada, iyo in aan laheli karin waxbarasho lacag la aan ah, taas waxay keentay in ay caruur badan waayaan waxbarasho.
Category
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Jaale Siyaad
Mogadishu