Som Multimedia

Som Multimedia

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Som Multimedia, Writer, Mogadishu.

23/12/2025

Video Production & Graphic Design Course! 🎨
Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo video xirfad leh iyo naqshado qurux badan oo soo jiita indhaha?
Kusoo biir koorsadeenna Graphic Design & Video Editing si aad u barato:
βœ… Adobe Premiere Pro
βœ… Photoshop & Illustrator
βœ… Editing, Color Grading & Motion Graphics
βœ… Naqshadeyn xirfad leh oo suuq geyn ah
πŸš€ Ku bilow safarkaaga hal-abuurka maanta!
πŸ“ž Nala soo xiriir: 61 3345902

26/10/2025

πŸŽ₯ Video Production & Graphic Design Course! 🎨
Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo video xirfad leh iyo naqshado qurux badan oo soo jiita indhaha?
Kusoo biir koorsadeenna Graphic Design & Video Editing si aad u barato:
βœ… Adobe Premiere Pro
βœ… Photoshop & Illustrator
βœ… Editing, Color Grading & Motion Graphics
βœ… Naqshadeyn xirfad leh oo suuq geyn ah
πŸš€ Ku bilow safarkaaga hal-abuurka maanta!
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 61 3634557

04/10/2025

Kooraskani wuxuu kaa caawin doonaa inaan si xirfadaysan u barto naqshadeynta (design) iyo tafatirka muuqaalka (editing) si aan u sameeyo shaqooyin tayo sare leh oo hal-abuur leh.
kuso nagu soo biir
+252 61 3634557

13/09/2025

πŸŽ“ Form 4 Waa Dhammaatay... Maxaa Xiga? πŸ”‘
Ardaygii dhowaan ka baxay dugsiga sare (Form 4), hambalyo! πŸŽ‰ Waa heer muhiim ah oo noloshaada ah. Laakiin hadda... waqtigu wuu socdaa, jaamacaduna wali ma bilaaban. Waa fursad aad adigu is horumarin karto inta aad sugayso.
❓Maxaad samayn kartaa hadda?
πŸ‘‰ Halkii aad sugi lahayd bilaha soo socda wax aan qorshe laheyn, waxaad maalgelin kartaa maskaxdaada!
---
βœ… Waxaan kuu haynaa 50+ Koorsas Udemy ah oo kaliya $20
Koorsayaashu waxay daboolayaan:
πŸ’» Barnaamijyo Computer (Python, Java, Web Design, Full stack Development)
πŸ“± App Development (Flutter, Android)
🧠 Artificial Intelligence & Machine Learning
πŸ’Ό Suuqgeyn Dijital ah, Business, Freelancing
🌍 English Communication & Public Speaking
---
πŸ† Maxaad Ka Helaysaa?
βœ”οΈ Shahaado rasmi ah (Certificate)
βœ”οΈ Baro markasta, meel kasta – talefankaaga ama laptop
βœ”οΈ Is diyaarso kahor intaan Jaamacadda bilaaban
βœ”οΈ Dhis CV-gaaga, bilaaw shaqo online ah
---
✨ Hadda bilow! Mustaqbalkaaga wuxuu u baahan yahay adiga maanta!
πŸ“₯ Nala soo xiriir si aad u hesho koorsada iyo sida loo bixinayo:
πŸ“ž WhatsApp: +252 61 3634557

Som Multimedia Ereyo Jaceyl ah iyo
Ereyo Xikmad leh

23/08/2025

WARGALIN MUHIIM AH

Dhaman Ardayda Danaynaysa inay barato ama saro uqado barashada Forex Trading waxan idinkugu bisharaynaya inaa idin bilabnay Course Basic to Advanced

Halkan iska diwangeli

wa.me/0613634557

MAHADSANIDIIN DHAMANTINA

21/06/2025

πŸŽ“ Form 4 Waa Dhammaatay... Maxaa Xiga? πŸ”‘

Ardaygii dhowaan ka baxay dugsiga sare (Form 4), hambalyo! πŸŽ‰ Waa heer muhiim ah oo noloshaada ah. Laakiin hadda... waqtigu wuu socdaa, jaamacaduna wali ma bilaaban. Waa fursad aad adigu is horumarin karto inta aad sugayso.

❓Maxaad samayn kartaa hadda?

πŸ‘‰ Halkii aad sugi lahayd bilaha soo socda wax aan qorshe laheyn, waxaad maalgelin kartaa maskaxdaada!

---

βœ… Waxaan kuu haynaa 50+ Koorsas Udemy ah oo kaliya $20

Koorsayaashu waxay daboolayaan:

πŸ’» Barnaamijyo Computer (Python, Java, Web Design)

πŸ“± App Development (Flutter, Android)

🧠 Artificial Intelligence & Machine Learning

πŸ’Ό Suuqgeyn Dijital ah, Business, Freelancing

🌍 English Communication & Public Speaking

---

πŸ† Maxaad Ka Helaysaa?

βœ”οΈ Shahaado rasmi ah (Certificate)
βœ”οΈ Baro markasta, meel kasta – talefankaaga ama laptop
βœ”οΈ Is diyaarso kahor intaan Jaamacadda bilaaban
βœ”οΈ Dhis CV-gaaga, bilaaw shaqo online ah

---

✨ Hadda bilow! Mustaqbalkaaga wuxuu u baahan yahay adiga maanta!

πŸ“₯ Nala soo xiriir si aad u hesho koorsada iyo sida loo bixinayo:
πŸ“ž WhatsApp: +252 61 3345902

18/06/2025

Hel In Ka Badan 50 Udemy Courses Kaliya $20! πŸš€
Ma rabtaa inaad barato xirfado cusub oo kaa caawiya shaqo helid, ganacsi bilaabid, ama xirfad kororsi? Fursaddan lama seegi karo!

βœ… 50+ Koorsas oo tayo sare leh
βœ… Mawduucyo kala duwan:

Barnaamijyada sida Python, Java, Flutter

Naqshadeynta: Graphic Design, UI/UX

Ganacsi: Suuqgeyn Dijital ah, Maamulka

Aqoonta guud: NLP, Artificial Intelligence, Microsoft Excel iyo in ka badan!

βœ… Waxaad ku helaysaa dhammaan $20 kaliya!
βœ… Lifetime Access – baro markasta oo aad rabto
βœ… Certificate of Completion

Som Multimedia Ereyo Jaceyl ah iyo
Ereyo Xikmad leh

24/05/2025

A: waxaad ku baran doonta sarifka isku badalka lacag qalaad ee ah sida online looga shaqee
1:inaan websitekeyna iska diiwan galiso oo raadisid tradingka forex
2: ama inaan team kugu daro from bilaw ilaa inta aad ka noqoto advance.
laba nooc πŸ‘‡
B:Wll waa laba nooc inaad thay
1:selfstudy oo aad adigu is hagayso
2:inaad tahay mentorship oo habeen kasta lagaa saxayo wixii aad dhiagtay iyo entry ka baxay adoo chart soo diraya qaybta Telegramka sido kale waxa uu leeyahy group discord ah
waxaay leedahy zoom weekly iyo mid isku xidh ah + PDF pirice ku waa one time πŸ’°
Qiimaha websites-keen ayuu saraan yahay xaga kala soco
kadib iska diiwan kale leave aad tahay Basic, Intermediate, Expert
πŸ‘‡
https://ictedges.com/
πŸ’ΈWaxaad ku diri kartaa lacagta lambaraddan hoose:
EVC: 0613345902
EVC: 0616667746
Marka and bixisid lacagta, fadlan no soo dir
β€’ Screenshot lacagta aad dirtay iyo
Iyo Magacaga
Mahad sanid
Ula jeedkeena good result Insha Allah

23/05/2025

πŸ”₯ Baro Programming-ka Aasaasiga ah Si Fudud! πŸ”₯
Ma tahay arday Soomaaliyeed oo ku dhibtoonaya barashada HTML, CSS & JavaScript?
Ma garanaysid sida loo bilaabo ama mashruuc u sameeyo?

Ha ka welwelin! Waxaan kuu heynaa MENTORSHIP GAAR AH oo Kugu Hagi Doona Talaabo Talaabo.

Maxaad ka faa’iideyn doontaa?
βœ” Casharro toos ah (Zoom/Meet)
βœ” Mashruucyo gacanta lagu sameeyo (portfolio, landing pages, vs)
βœ” Taageero iyo hagis joogto ah (Telegram/WhatsApp)
βœ” Su’aalo iyo jawaabo deg-deg ah

πŸŽ“ Ku habboon:
Ardayda Jaamacadda (IT/Computer Science)

Kuwo raba shaqo ama freelance

Kuwo aan fahmin barashada videos-ka YouTube-ka

20/05/2025

Ma Doonaysaa Inaad Barato Sida Lacag Looga Sameeyo Suuqa Forex?

Ka faa'iidayso fursad dahabi ah oo aad ku barato Forex Trading si fudud oo luqaddaada hooyo ku saleysan!

Waxaad baran doontaa:

1.Sida suuqa Forex u shaqeeyo

1.Sida loo akhriyo charts-ka iyo signals

1.Sida loo bilaabo ganacsi dhab ah (live trading)

3.Istaraatijiyado lagu yareeyo khasaaraha lana kordhiyo faa’iidada

Koorsooyinka waxaa loogu talagalay:

Bilowga aan waxba ka aqoon

Dadka doonaya dakhli dheeri ah

Kuwa ku riyoonaya xorriyad dhaqaale

Waxbarasho Online ah – Fasalo Live ah – Taageero Joogto ah

Isdiiwaangeli maanta!
Tirada dadka la qaadanayo waa xadidan.

Whatsapp: 061 3634557 ama 0613345902
Ama fariin noogu reeb si aan kuu siino faahfaahin dheeraad ah.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Website

Address

Mogadishu
2526