Dheef

Dheef

Share

๐Ÿ“– Digital Library & Physical Sanctuary.
๐Ÿ“ฆ More than books. Itโ€™s a lifestyle hub.
๐Ÿ’ฌ DM us to publish, promote book.
๐Ÿ‘‡ Download our App below

24/07/2026

Koob shaah ah, buug wanaagsan, iyo maalin xasiloon... Ma jiraa wax ka qurux badan? ๐Ÿƒ๐Ÿ“–

17/07/2026

๐™Š๐™ฃ๐™š ๐™จ๐™ฅ๐™–๐™˜๐™š. ๐™๐™ฌ๐™ค ๐™š๐™ญ๐™ฅ๐™š๐™ง๐™ž๐™š๐™ฃ๐™˜๐™š๐™จ. ๐™€๐™ฃ๐™™๐™ก๐™š๐™จ๐™จ ๐™ž๐™ฃ๐™จ๐™ฅ๐™ž๐™ง๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ.
Ha u bixin dhowr meeloodโ€”๐™—๐™ช๐™ช๐™œ maskaxdaada quudiya, ๐™ ๐™ค๐™ค๐™—๐™ ๐™–๐™–๐™œ๐™– ๐™ฆ๐™–๐™ญ๐™ฌ๐™–๐™™๐™– ee iyo ๐™ช๐™—๐™–๐™ญ ๐™ฃ๐™ค๐™ค๐™ก oo maalintaada iftiimiya baa hal goob kuugu wada diyaar ah.

22/06/2026

๐’๐ข๐๐š๐ง ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฎ ๐ž๐ค๐š๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐š๐š๐๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›!๐Ÿ‘€๐Ÿ”ฅ
Wax kasta oo maskaxdaada, dareenkaaga, & lifestyle-kaaga kor u qaadaya waxaan ku soo koobnay hal goob. Buugaag maqal ah, qaxwada rasmiga ah, iyo ubaxyo qurux badan dhawaan waxay kuu jiraan hal gujis oo kaliya......

๐’๐š๐ฒ ๐ก๐ž๐ฅ๐ฅ๐จ ๐ญ๐จ ๐ฒ๐จ๐ฎ๐ซ ๐ง๐ž๐ฐ ๐ฐ๐จ๐ซ๐ฅ๐. ๐Ÿ‘€๐Ÿš€
A seamless blend of literature, lifestyle, and aesthetic convenience is coming right to your phone. Whether you are here for the deep Somali audiobooks or fresh floral moments, Dheef App is built just for you.

Dheef ๐Ÿ“– Digital Library & Physical Sanctuary.
๐Ÿ“ฆ More than books. Itโ€™s a lifestyle hub.
๐Ÿ’ฌ DM us to publish, promote book.
๐Ÿ‘‡ Download our App below

20/06/2026

Buug kasta, Cod kasta, Meel kasta ma ahan kaliya halkudhig, waa ballanqaad aan adiga kuu samaynay. Buuggee rabtaa inaad ku dhageysato codka ugu horreeya marka App-ka la daah-furo? ๐Ÿ“ฑ.......
Every Book, Every Voice, Everywhere is more than just a tagline. itโ€™s our commitment to keeping you inspired on the go.
Which book are you most excited to listen to when the app officially drops? ๐Ÿ“ฑ

16/06/2026

Available in Garowe

08/12/2025

Sanadkii 4aad oo aynu kamid nahay Martida Bandhigga, waan ku faraxsanahay, waa maalmaha Garowe ay noqoto aduunka buuggagta.

Maktabadda Dheef waxay ka midtahay Maktabadaha ka hawl gala Magaalada Mogdisho.

Photos from Dheef's post 14/11/2025

Waxaa daahfurka buugga inoo soo afmeeray Wasiirka waxbarashadda Somalia Farah abdulqadir.

Photos from Dheef's post 14/11/2025

Martidii Daahfurka buugga Somali Foreign policy-Ibrahim farah Bursaliid

Photos from Dheef's post 14/11/2025

Prof. ibraahim Faarax Bursaliid Qoraagga buugga Siyaasadda arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Photos from Dheef's post 14/11/2025

Waxaa hadda inoo furmay daahfurka buugga siyaasadda arrimaha dibadda somaliya.

Telephone

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 22:00
Tuesday 07:30 - 22:00
Wednesday 07:30 - 22:00
Thursday 07:30 - 22:00
Saturday 07:30 - 22:00
Sunday 07:30 - 22:00