DhisTech
DhisTech is a modern company specializing in Software Development, Web & Graphic Design, Social Media Management, Cybersecurity, and Domain & Hosting Services.
We serve our clients professionally, helping turn their ideas into tangible impact.
26/07/2026
Weli ma waxaad ku maamushaa dukaankaaga buug iyo qalin?
Waa waqtigii aad u wareegi lahayd maamulka casriga ah.
EhantiPOS waa nidaam casri ah oo kaa caawinaya inaad si fudud u maamusho ganacsigaaga.
✅ Maamul alaabtaada
✅ Diiwaangeli iibka
✅ La soco daymaha
✅ Soo saar invoices
✅ La soco faa'iidada iyo khasaaraha
✅ Arag warbixinno Malinle/Asbucle/Bile/Sanad
✅ Maamul laamaha
✅ Hel shaashad guud oo kala soco macluumadka duganka
✅ Keydso macaamiishaada
✅ Ku isticmaal Mobile kaaga ama qalab yada kale duwan
✅ Meel waliba aad joogto waad isticmaali kartaa
🎯 Ku habboon:
🛒 **(Dukaamada Waaweyn)**
🏪 **(Dukaamada Tafaariiqda)**
🛍️ **(Dukaamada Yaryar ee Raashinka iyo Agabka)**
📦 **(Dukaamada Jumlada)**
👕 ** (Carwooyinka iyo Dukaamada Dharka)**
👟 **(Dukaamada Kabaha)**
👜 **(Dukaamada Boorsooyinka iyo Agabka Qurxinta)**
💄 **(Dukaamada Qurxinta iyo Isqurxinta)**
📱 **(Dukaamada Taleefannada Gacanta)**
💻 **(Dukaamada Elektaroonigga iyo Kombiyuutarrada)**
⌚ **(Dukaamada Saacadaha iyo Agabka Kale)**
🏠 **(Dukaamada Agabka Guriga iyo Jikada)**
🧸 **(Dukaamada Alaabta Carruurta lagu Ciyaaro)**
🎁 **(Dukaamada Hadiyadaha)**
🛠️ **(Dukaamada Qalabka Dhismaha iyo Dayactirka)**
Ha lumin waqti iyo lacag oo qaado nidaamka **EhantiPOS**.
**EhantiPOS** wuxuu kuu sahlayaa inaad ganacsigaaga maamusho si xirfad leh, meel kasta iyo waqti kasta.
📩 Nala soo xiriir si aad u hesho Demo bilaash ah.
Website: ehanti.com
Email: [email protected]
Whatsapp: wa.me//+252612289073
25/06/2026
Hambalyo Maalinta Xorriyadda!
Waxaan dhamaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee Sanad-guurada 66-aad ee kasoo wareegtay Maalinta Xorriyadda (26-ka June 2026). Sanadkan kiisa kale nabad iyo barwaaqo allow na gaarsii. Maalin farxad leh!
26/05/2026
Eid Wanaagsan! Allaha naga aqbalo acmaasha suuban sanadkan iyo sanadka soo socda caafimaad nabad iyo barwaaqo alaha nagu gaarsiiyo
17/04/2026
XALKA SAXDA AH EE GANACSIGAAG
EhantiPOS waa nidaam casri ah oo si fudud u maamulaya:-
1. Iibka maalinlaha
2. Tirada Macaamiisha
3. Faa'idada iyo qasaaraha
4. La socodka deeymaha
5. La socodka baqaarka
6. Report maalinle/asbuucle/bile
7. Macaamiisha aad alaabta ka soo gadato
8. Ku maamulida xarumaha kala duwan
Waa hal nidaam loo isticmaali karo noocyo kala duwan oo dugaamo ah sida pharmacy,carwooyinka iyo beauty salons iyo kuwa kale la mid ah.
Fadlan hadii aad xiiseeynayso soo dalbo.
Whatsapp : https://wa.me/+252612289073
www.dhistech.com
17/04/2026
𝗝𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 | جمعة مباركة |
15/04/2026
Ma ku daashay jahawareerka, Dalabaad, macaamiil iyo lacag is dhex yaac ah?
DawarHub ayaa kuu keenaya xal fudud.
✔ Ku maamul wax walba hal meel
🌟Hadda tijaabi (Demo): 👉 www.demo-tms.dhistech.com
Ku soo biir tolaayasha casriga ah oo ka dhig ganacsigaaga mid hagaagsan oo guulaysta.
🌐 Booqo: www.dhistech.com
📞 Wixii faahfaahin ah, nala soo xiriir: https://lnkd.in/dywyX2ne
10/04/2026
للهم اجعلها جمعة مباركة علينا وعليكم
"Allahumma innaka 'afuwwun tuhibbul 'afwa fa'fu 'anni" ❤️
06/04/2026
Ma u baahan tahay system kuu maamula 𝗗𝗔𝗪𝗔𝗔𝗥𝗞𝗔𝗔𝗚𝗔? 👕
Ha lumin waqtiga, hana isku dhex yaacin xisaab iyo cabbir. 𝗗𝗮𝘄𝗮𝗮𝗿𝗹𝗲 𝗛𝘂𝗯 ayaa kuu hagaajinaya wax kasta. 𝗧𝗮𝗹𝗲𝗲𝗳𝗮𝗻𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 ama 𝗞𝗼𝗺𝗯𝗶𝘆𝘂𝘂𝘁𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 ka maamul ganacsigaaga meel kasta oo aad joogto.
🌟Hadda tijaabi (Demo): 👉 www.demo-tms.dhistech.com
Ku soo biir tolaayasha casriga ah oo ka dhig ganacsigaaga mid hagaagsan oo guulaysta.
🌐 Booqo: www.dhistech.com
📞 Wixii faahfaahin ah, nala soo xiriir: https://lnkd.in/dywyX2ne
hashtag hashtag hashtag hashtag hashtag
24/03/2026
Ha lumin waqtiga, hana isku dhex yaacin xisaab iyo cabbir. 𝗗𝗮𝘄𝗮𝗮𝗿𝗹𝗲 𝗛𝘂𝗯 ayaa kuu hagaajinaya wax kasta. 𝗧𝗮𝗹𝗲𝗲𝗳𝗮𝗻𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 ama 𝗞𝗼𝗺𝗯𝗶𝘆𝘂𝘂𝘁𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 ka maamul ganacsigaaga meel kasta oo aad joogto.
🌟Hadda tijaabi (Demo): 👉 demo-tms.dhistech.com
Ku soo biir tolaayasha casriga ah oo ka dhig ganacsigaaga mid hagaagsan oo guulaysta.
🌐 Booqo: www.dhistech.com
📞 Wixii faahfaahin ah, nala soo xiriir: https://wa.me/+252612289073
20/03/2026
Ciid wanaagsan
Hamplayo dhamaan umada soomalyeed meel waliba dunida aad ka joogtaan ciid wanaagsan.
Soonkeena iyo salaadeena allaha aqbalo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hamar Weine
Mogadisho
00252