Awjeele Media

Awjeele Media

Share

Magaceygo Waa Bashiir Maxamed Awjeele Waxaan Ahay Wariye Madax Banaan igala Soco Halkaan

23/09/2026

Suuqa Degmada Afgooye 😭

22/09/2026

Suuqa Weyn ee Degmada Afgooye oo Gabi Ahaanba Dhulka La Dhigayo

21/09/2026

CAGAFTA OO SOO GAARTAY DEGMADA AFGOOYE

Cagafta ayaa caawa soo gaartay Degmada Afgooye, iyadoo la filayo in berri subax la bilaabo dumista dukaamada ku yaalla jidka u dhexeeya Bosteejada Xamar ilaa Suuqa Jaadka, gaar ahaan dukaamada ka soo horjeeda Daa Restaurant.

Caawa, dhammaan ganacsatadii dukaamadaasi waxay bilaabeen inay alaabtooda kala baxaan, iyadoo la filayo in goobahaasi berrito la dumin doono.

Sidoo kale, waxaa la filayaa in qorshaha lagu daro Bosteejada Toortoorow (Barxadda Garraha).

18/09/2026

Guuldaradii if iyo aakhiro ku dhacday Shali finalkii Cup-ka, jawi kale ayaan galay. Xaaladdaydu hadda si tartiib-tartiib ah ayay usoo kabanaysaa. 😭💔

Mayow Macalin Galaas, Meel Aad tageertay Oo Guuleysato Waa Lawaaye

18/09/2026

Waa Waddada Xiriirisa Afgooye iyo Muqdisho

Halkaan waxaa h**e loogu magacaabi jiray Bood-boodka, balse maanta waa sidaan.

Jimco Mubaarak dhammaantiin.

Photos from Awjeele Media's post 18/09/2026

Waxaa haatan socda diyaar-garowga xafladda caleemo-saarka Nabadoonka Guud ee Beesha Sugture, Nabadoon Yacquub Cali Maankaal.

Xafladdu waxay dhowaan si rasmi ah u bilaaban doontaa, waxaana ka qaybgalaya marti sharaf, waxgarad, odayaal dhaqameed, aqoonyahanno iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

La soco wararkeena iyo muuqaalada xafladda.

17/09/2026

Finalka Cupka Waxyada Degmada Afgooye .

Photos from Awjeele Media's post 15/09/2026

Waxaa la baafinayaa Cabdi Fatax Cabdi Qadir Xaydar, oo ah 10 sano jir, kana maqan qoyskiisa muddo laba maalmood ah. Waxa uu ka soo lumay Xaafadda If iyo Aakhiro.

Qofkii haya wax xog ah, fadlan kala xiriir:

614183831. Ama 615878649
Fadlan la wadaag si uu qoyskiisu u helo.

Category

Website

Address


Afgoi
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awjeele Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Mogadishu.