Bagedi commiunity
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bagedi commiunity, Shopping & retail, Mogadishu.
19/09/2026
Deeganka mubarak /
Mubaarak aya kadhacay kulan weyne la isugusoo baxay kaaso lagu taageerayo walalaha Turkiga .
Maamulka deeganka mubaarak & shacab weynaha deeganka oo hal dhinac ah aya afkooda ku celcelinayey walalaha Turkiga inay yihiin Somalia & turkey dad walalo soojireen ah .
Marnaba aqbali doonin tacadiga lagula kacay calankooda .
Maamulka deeganka mubaarak ayaa dowlada Somalia oo ugu h**eeyo Madaxweyna DFS
Dr hassan sheikh maxamuud ka codsadeen in uu tallaabo sharci oo degdeg ah kaqaado dadka falkaasi xun kudhaqmay .
Wabillahi towfiq .
07/09/2026
Update /
Kulan udhexeyey odoyasha Dhaqanka deeganka mubaarak iyo maamulka deeganka aya kadhacay xafiiska maamulka deeganka .
Kulanka waxa goob joog ka aha gadoomiyaha degmada awdhegle .
Mudane: maxamed Ibrahim abukar
Sidokale waxa qeyb ka aha maamulka deeganka oo ugu h**eeyo gadoomiyaha deeganka
Mudane : Abdullahi cusman abukar
K,xigenka maamulka & maliyada deeganka &
K,xigenka amniga deeganka mubaarak
Ujeedka kulanka wuxu aha is xog wareysi udhexeeya maamulka & odoyaasha dhaqanka
Kulanka aya Wuxu kusodhamaaday si nabdoon
Ka warqabka bulshadu waa hormuudka nolosha deeganka.
Deegan weynaha mubaarak ee Degmada Awdhegle.
Taliyaha saadka sahanka & wardoonka taliye (suni badane) oo deegankiisi kuraaxeysanaya
Bandhig Urur siyaasadeedka karaama
Mubarak degmada Awdhegle & gudomiyaha Deeganka Mubarak mudane Maxamuud Siidow maxamud
Wakiilka Ururka Karaama ee degmada awdhegle mudane abdirazaq axmed maxamed (maarow) oo maanta qaatay kaar cod bixinta
15/04/2026
Hambalyo wakiilka urur siyasadedka karaama ee degmada awdhegle Mudane Abdirazaq Ahmed maxamed ( maarow)
12/04/2026
Maamulka deeganka oo taagero kahelaya taliska ciidanka xoogga dalka & walalaha UPDF ee kusugan deeganka mubarak
Waxay deeq raashiin ay uqeybiyeen dadka danta yar raashinkasi oo ahaa garaamka ciidanka .
Waxa goobta kusugna gudomiyaha deeganka mubarak mudane ( maxamud siidow maxamud ) .
31/03/2026
Deg.deg waxa laguso waramaya inuu iska diiday gudomiyaha Degmada Awdhegle inuu soodhaweyo gudomiyaha cusub gobolka shabelaha hose mudane Abdifatah Siidii,
Sababo laxiriira inu aha saxibka koowaad gudomiyihii h**e Najah
Maxamed ibraahim oo hadda ah gudomiyaha Awdheegle aya laguso waramaya inuu kadegay magalada nairobi ee dalka Kenya halkaasi oo joogan qaar kamida saxibadiisa siyaasada oo ugu h**eeyo xildhibaan waliid & Gudomiye h**e Ibrahim Adan Ali Najah iyo qaar kale .
Degdeg/ Hogaanka sare ee dhalinyarada Begedi aya cambaareeyey matalaad xumadii Xildhibaan maxamed yuusuf xassan waliid taasi oo kutilmaameen inay tahay mid aad loogu xumaado ayada oo loo sababeeyey is casilaadaasi Dano siyaasadeed isaga gaar u ah
Category
Website
Address
Mogadishu
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Bagedi commiunity posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.