Dream Tourism
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dream Tourism, Tourist Information Center, Mogadishu.
Kusoo dhawaaw macaamiil
Dream Tourism waa shirkad ka shaqeeysa dalxiiska gudaha Dalka iyo dibadda, waxa ayna diyaar kula tahay adeegyo dhameystiran oo qurxinaya dalxiiskaaga .
Muuqaalka
Xirmada Dalxiis
Mogdisho to Nimow
Dream Tourism
Dream Event Management
06/06/2026
Xirmada Dalxiis ee Education tour
Iskuulka.
Dream Tourism
Dream Event Management
Muuqaalka Dalxiiskii Dagmada Balcad
Qeyb ka mid ah Dhallinyarada Midowga Dhalinyarada Docolleey DYA
Dream Tourism
Dream Event Management
05/06/2026
Mogdisho to Balcad
Waxaan safar Dalxiis u qaadnay Qaar ka mid ah Dhallinyarada Midowga Dhalinyarada Docolleey DYA
Dalxiis Dal iyo Dad barasho
Dream Tourism waxey diyaar idinla tahay iney idinku dalxiisiso Dhammaan goobaha leh Bilicda quruxcon ee Dalkeenna
Dream Tourism
Dream Event Management
Maalinta Dalxiiska Soomaaliya 13-ka September
07/08/2025
Isha ku haaya Bogga shirkadda Dream Tourism
Xirmada iyo howlo muhiim ah ayaan Soo baahin doonnaa dhawaan idam Alle
28/07/2025
Maalin boqran iyo bar-baar kale,
Kaalay nala Soo damaashaad
Si aad uga mid noqoto fadlan kusoo biir groupka hoose
https://chat.whatsapp.com/JKlh8jLZPbD03Ywo3Qh1LR?mode=ac_t
Muuqaal : Xirmada Family tour
Dream Tourism isku-xiraha Dalxiisaha iyo goobta Dalxiis
Muuqaalka Dalxiiskii carragaduudda Nimow
Balcad Barwaaqo iyo qaar ka mid ah Bar-baarta
Bilicda wacan
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
DREAMTOURISM
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Dream Tourism posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.