HabsanDerma
HabsanDerma is an aesthetics clinic that specializes in non-surgical cosmetic treatments.
Our treatments are carried out by medical practitioners who've been trained in aesthetics.Our friendly team is here to provide you with all the help your skin needs
27/07/2026
Our giveaway winners are 🥁🥁🥁
1)Seytuni hassan
2)Guzel Benim
3)Rayan.raaanii
Hambalyo!🎉
Fadlan nala soo xidhiidha sida ugu dhaqsiyaha badan si aad u heshaan hadiyaddiinna.
Thank you to everyone that participated, we look forward to seeing you at our next giveaway! Stay tuned...
!!!!!!Anniversary giveaway!!!!!!
Sanad guuradeena afaraad aawygeed waxaa macaamiisheena sharafta leh u diryaarine baqtiyaanasiib (GiveAway) oo sadax followers ey ku guuleysanayaan 3 service oo FREE eh! Hoos ka akhriso qoraalka sida ad uga qayb qaadan karto.
SIDAA AAD KU GUULEYSAN KARTO:
1. Follow on Facebook,TikTok and instagram
2. Post gaan story gaada soo saar
3. Tag 3 friends in the comments.
Waxaan dooran doonaa guuleysta yaasha Axada oo bisha tahay 26/07/2026
Ka faa'iideysi wacan!
11/07/2026
Waa isbadal uu helay mid ka mid eh bukaanadeena waqti kooban gudahiisa - Alhamdulilah.
25/05/2026
Isbeddel yar, farqi weyn 🤍
Smooth skin, refined pores, and a cleaner-looking nose 👃
21/03/2026
Hambalyo Dr Asmaa, oo si guul leh u dhammaysatay Masters-keeda Clinical Dermatology(UK). Aad ayaan ugu faraxsanahay uguna faanaynaa guushan weyn, waxaana rajaynaynaa in ay aqoon iyo farsamo cusub ku soo kordhin doonto HabsanDerma.🎉
19/03/2026
Eid Mubarak from us, team HD, we wish you a very joyous Eid!❤️
04/03/2026
Daryeel gudaha ah, iftiin dibadda ah🤍
Thank you for coming &
18/02/2026
Ramadaan Mubarak! 🌙
Aniga oo ku hadlaya magaca xarunta HabsanDerma, waxaan adiga iyo kuwa aad jeceshaheyba ugu hambalyeynayaa curashada Bisha Ramadaan, waxaana idin leeyahey
“Ramadaan Barakeysan!”
Bisha Ramadaanka awgeed, waxaan isbadal ku sameyney Saacadaha shaqada, waxayna adeegyada xaruuntu furnaan doonaan 7pm-10pm.
Haddii aad dooneyso inaad ballan qabsato waqtiyada shaqada waqti ka baxsan, fadlan naga soo wac Tellka 0610555767 Waxaana kuu diyaarin doonaa balan kugu haboon.
03/02/2026
Sometimes a picture really is worth a thousand words.✨📸
01/02/2026
Another day, another glow-up.🤍
✨
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Sultan Business Park, 21 October Road, Waabari District
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 11:00 - 21:00 |
| Tuesday | 11:00 - 21:00 |
| Wednesday | 11:00 - 21:00 |
| Thursday | 11:00 - 21:00 |
| Friday | 17:00 - 21:00 |
| Saturday | 11:00 - 21:00 |
| Sunday | 11:00 - 21:00 |
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when HabsanDerma posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.