Aflax Technical Training
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aflax Technical Training, School, Bakaaro Market, Mogadishu.
Aflax Technical Training wuxuu qaadanaa fasalo cusub oo lagu baranaayo course oo leh practical joogto ah.
Waxaana qiimo dhimis 15% ah lagu sameeyay course fee ga, sidoo kale isdiiwaan gelintana waa bilaash.
Wixii faahfaahina nagala soo xiriir : 615665055
11/07/2024
Jumca wanaagsan dhamaan bahda
Aflax Technical Training
09/07/2024
Aflax Technical Training wuxuu qaadanaa fasalo cusub oo lagu baranaayo Farsamada mobiles oo casri ah.
Waxaana qiimo dhimis 15% ah lagu sameeyay course fee ga, sidoo kale isdiiwaan gelintana waa bilaash.
Wixii faahfaahina nagala soo xiriir : 615665055
Aflax Technical Training waxuu idin hayaa MOBILE REPAIRING course oo leh cashiro iyo practical joogto ah oo aad ku baran doonto mudo gaaban.
faahfaahina Kala xiriir 61 5665055
NOQO XIRFADLE ISKIIS U SHAQEESTA
05/07/2024
๐๐ถ๐บ๐ฐ๐ผ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป
Barashada Farsamada mobiles ka waxaa saldhig u ah Practical joogto ah in uu ardayga helo.
1. Practical joogto ah
2. Cashiro tayo leh oo la jaan qaadaya Farsamada casiga ah.
Xirfad yeelo aad xorowdide.
27/06/2023
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐ธ๐ด๐ค
Waxaan ugu hambalyeyneynaa dhammaan muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed farxadda munaasabadda Ciida.
Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsaneed.
Hambalyo, Ciid Wanaagsan ๐
Waxbarasho tayo leh waa astaan teena.
Practical joogto ah waa astaan teena.
EiD Mubarak dhamaan ummada Muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed meelkasto ay joogaan.
Alle hanaga aqbalo soon kii iyo cibaadadii aan soo sameenay bishii Ramadaan.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Bakaaro Market
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Aflax Technical Training posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.