FOUR TRADE
Founded in 2017 with an aim towards providing the investors from all over Somali regions and East Africa, access to the Forex trading environment
13/03/2020
Jimco Mubarak
Sunooyinka Jimcaha
10/03/2020
Asc subax wngsn macaamiil
Isdiiwaan galinta way socotaa waxayna kasocotaa 3da xarumood ee shirkada kuleedahay Mogadishu soodhawoow
Isgooska shaqaaha
Isgooska dabka
Suuqaween ee bakaaraha
Asc-Subax Wanaagsan
Ku soo dhawaada Shirkadda Maalgashiga ee Four Trade oo aad uga barateen Adeeg hufan.
07/03/2020
Guuleestayaasha Sheekoyinka jimcaha ee pageka oo ay Taaba galineyso shirkada maalgashiga ee FOUR TRADE
Horay usoogaar macaamiil
Isdiiwaan galintu way socotaa
Jimco Mubarak Dhamaan Macaamiisheena Sharafta leh Iyo Umada Islaamka 👌👍
Horay Usoogaar Xarumaha Shirkada FOUR TRADE Diiwaangalinta Weysocotaa ✍✍✍
04/03/2020
Asc-habeen wanaagsan
Adeegyada Shirkadda Four Trade waxaa kamid ah kuwa hoos idinkaga muuqda.
04/03/2020
Subax wngsn macaamiil
Nagusoo biir🚶♂️ si'aan uwada Guuleysano💪 isdiiwaangalinta weysocotaa✍kusoodhawoow gacmo furan 🤝
Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan shaqaalaha goobaha ganacsi in ay ka faaiideystaan 'Employee Investment Program' oo ah special discount oo loo sameynaayo shaqaalaha goobaha ganacsi.
Waxa ay bilaaban doontaa beri oo arbaco ah ilaa arabacada soo socoto (4-11 Bisha March 2020)
Kafaaiideysi wacan.
Nagala soo xiriir 0619094406 / 0613884380
01/03/2020
SADAALI OO KU GUULEYSO $30 KULANKA ADAG EE U DHAXEEYA Barcelona VS Real Madrid.
SHARUUDDAHA .
1.LIKE SAAR PAGE-KA FOUR TRADE
2.SHARE-GAREY POST-GA
3.SAADAALINTU WAXEEY KU EGTAHAY CIYAARTA MARKEEY BILAABATO
F.G: HADII AADAN SHURUUDAHA BUUXIN RUUXA BUUXIYA EE KAA DAMBEEYEY BAA ABAALMARINTA HELI.
Asc-subax wanaagsan
Halkani waa shirkadda
Waxa ay shirkadu bixisaa faaiido ahaan bilkasta inta u dhaxeysa 35-40%.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Shaqaalaha, Street
Mogadishu
BN01
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when FOUR TRADE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.