Cajab Cumar

Cajab Cumar

Share

Xog&Xasuus

21/01/2023

Xeer jajabka qabiilada somaliyeed miyaa caqabad ku ah garsoorka dalka? Gud. Shuute ayaa sharaxaya!

21/01/2023

Cajiib 🤔

Somaliya goorma ayey ka bixi doontaa in si fudud qof loo dilo?

21/01/2023

Dagaal aad u xooggan ayaa ka qarxay howdka u dhaxeeya degmada Xarardheere iyo deegaanka Jowla, dagaalka ayaa hadda ka socdo Beer Faarax oo hoos tagta Jowla, waxaana dagaal qorsheysan halkaas ku qaaday ciidamada xoogga, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo dadka deegaanka oo is garabsanaya.

Geyskjayagow Guuleysta.

Cajab.

26/11/2022

Ghanim Al-muftax Hooyadiis aad bey u Samir badneyd, waayo sida ay sheegtay dhaqaatiirtu waxa u sheegeen inuu caloosheeda ku jiro cunug bar ah sidaas darteedna laga xaaqayo isaga dhan.

Wey diidday Hooyadii in laga xaaqo oo waxa ay u sheegtay in ilmahaan ku jira caloosheeda uu Alle ku abuuray sidaas darteedna ay ku qanacsantahay.

Go,aankeedii kuma Qasaarin oo waxa ay goobjoog u noqotay wiilkeedii oo Kalaamka Alle Akhrinaaya Gaal iyo Muslim-na ay u wada dheg raaricinayaan.

Cajab.

23/11/2022

Isku da' maaha lkn waa isku dookh 🤗🙆

Cali jeyte xamar amuu baakintaa hee 😬

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cajab Cumar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Mogadishu.