Baraka Insurance

Baraka Insurance

Share

BARAKA INSURANCE provides cooperative insurance which complies with Islamic Shariah law. BARAKA TAKAFUL INSURANCE Ltd was founded as limited company in 2018.

Our commitment to Islamic principles is reflected in our business model, which is based on the concept of Wakalah (agency) with a known wage. BARAKA INSURANCE provides cooperative insurance which complies with Islamic Shariah laws on the bases of a Wakalah (agency) also known as wage.

29/09/2026

Qoyskaagu waa tiirka noloshaada caafimaadkoodana mudnaanta koowaad sii.

Ilaali caafimaadka iyo badqabka kuwa aad jeceshahay adigoo ka faaโ€™iidaysanaya Kaarka Caymiska Caafimaadka ee Baraka Insurance

Waxaad heli kartaa daryeel caafimaad oo degdeg ah, adeeg tayo leh, iyo xasillooni maskaxeed marka adiga iyo qoyskaagu u baahan tihiin.

27/09/2026

Get Group Medical Insurance from Baraka Insurance and give your employees access to quality healthcare and reliable medical protection.

24/09/2026

Team Baraka Insurance is proud and honored to be recognized among the ๐“๐จ๐ฉ ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐๐ž๐ฌ๐ญ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐๐ซ๐š๐ง๐๐ฌ ๐จ๐Ÿ ๐ญ๐ก๐ž ๐˜๐ž๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

This achievement belongs to our entire team and reflects our dedication, teamwork, and commitment to excellence.

5 Magazine Baraka Insurance

22/09/2026

Muuqaalkani waxa uu soo koobayaa bandhiggii 5 Magazine iyo ๐“๐จ๐ฉ ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐๐ซ๐š๐ง๐๐ฌ ๐จ๐Ÿ ๐ญ๐ก๐ž ๐˜๐ž๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

Baraka Insurance waxay safka h**e kaga jirtaa brands-ka saamaynta ku leh Soomaaliya, iyadoo lagu sharfay shahaada sharaf.

Photos from Baraka Insurance's post 20/09/2026

Waxaan ku faraxsanahay in Baraka Insurance aay kamid noqoto abaalmarinta ๐“๐จ๐ฉ ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐๐ซ๐š๐ง๐๐ฌ ๐จ๐Ÿ ๐ญ๐ก๐ž ๐˜๐ž๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, oo ay soo qaban qaabisay 5 Magazine.

Abaalmarintani waxay aqoonsi u tahay dadaalka Baraka Insurance ee bixinta adeegyo caymis oo tayo leh iyo horumarinta joogtada ah oo aay u haayso bulshada.

Waxaan u mahadcelinaynaa 5 Magazine iyo macaamiisheena oo qayb weyn ka ah guushan.

20/09/2026

Baraka Insurance | 5 Magazine
๐๐ซ๐จ๐ฎ๐ ๐ญ๐จ ๐›๐ž ๐š๐ฆ๐จ๐ง๐  ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐šโ€™๐ฌ ๐“๐จ๐ฉ ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐๐ซ๐š๐ง๐๐ฌ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”!

Photos from Baraka Insurance's post 20/09/2026

Part 2: Top 25 Somalis, September 2026



5 Magazine Baraka Insurance
Wasaaradda Gaashaandhigga

Photos from Baraka Insurance's post 20/09/2026

Part 1: Top 25 Somalis โ€“ September 2026

19/09/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan qeyb ka noqono bandhigga ๐“๐จ๐ฉ ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐๐ซ๐š๐ง๐๐ฌ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, oo ay qabanqaabinayso ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐Ÿ“ ๐Œ๐š๐ ๐š๐ณ๐ข๐ง๐ž.

Waxaan dadaal badan u muujinay hal-abuurka, ganacsiga, haqab tirka baahiyaha bulshada Soomaaliyeed iyo horumarka dalka.

16/09/2026

Donโ€™t Let Your Car Break Down Your Savings! ๐Ÿš—
Choose Baraka Insurance and enjoy reliable protection against unexpected ๐ฏ๐ž๐ก๐ข๐œ๐ฅ๐ž ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ฌ ๐š๐ง๐ ๐๐š๐ฆ๐š๐ ๐ž๐ฌ. Drive with confidence and protect your investment.

Telephone

Address


GIyaajo Business Center KM4
Mogadishu
252