Dr.Ali Rangabo
this page help you medical student and non medical student and papulation in somalia and the world.
27/09/2026
I ask you World Doctors to Answer this Case I did .when I made Surgery &I open the skin Covering the skull i saw the hair in side the skull located .
Patients Age : 40yrsold.
Pt Was Born this mass.
What is your Diagnosis ?
What is the Differential Diagnosis ?
Try Every Doctor in the world.
And I remove mature Connective tissue Fat Cells .
You see this picture.
Dr.Ali Rangabo General Surgery .
I will wait you the Doctors Answer.
& I choice the best Answer.
Like , Share , Comment Related to This case.
23/09/2026
17 September oo ah Malin loo asteyay Malinta bad Qabka Bukan kaas oo ey kasoo Qeybkalen khuburo Cafimaad oo member ka ahaa panel Discusionka oo soo jediyay talooyin wax ku ool ah .
Dr.Ali Rangabo Dr. ka Qaliimada Guud .
29/08/2026
Waxa Aad u Cambareynayaa Falka lagula Dhaqmay Mamulaha Schoolka B/weyne oo ey ukeysteen Dadka Deganka ah Anigo kamid ahaa Ardayda ka Qalin badalay Schoolkas xili h**e .
Mamule ustad Xasan Ali God ( xasan Shale) Ma ahan Nin Qabiil ee waa Bare & Barbariye Soomaaliyeed Fadlan Dadka falkas kula kacay yeysan Markale ustadka xuriyadiisa Mel ugu Dhicin Mhdsanidiin.
Dr.Ali Rangabo Dr.ka Qaliimada Guud iyo Kuwa casriga Ah.
25/08/2026
Dr.Ali Rangabo thyroid Hormone Function Halaga faideysto Asxabta.
Dr.ka Qaliimada Guud iyo Kuwa casriga ah .
Mhdsanidiin.
Teamka Forlanini public Hospital oo Horkacayo Madaxa Cafimadka Hospitalka Dr.Ali Mohamed.
Iyo Dr.Gedi Ayaa sameyay Hooyo Qaliinkedi Afar ku dhashay C-section .
Ma**da Iyo Canuga wey cfmd Qaban Alxm.
Dr.Ali Rangabo Dr.ka Qaliimada Guud & Kuwa casriga ah.
10/08/2026
Midland ah Carurta kudhalatay Forlanini public Hospital oo Aan ugu sameyay Gudnin ( Circumcision) isago Dhalan todobo Maalin .
Wiilkan Ayaa Dib Lee ku soo celiyay Mnta Hoyada waxan ushegay in Aad uwanagsanyahay Canuga Gudniinkiisa.
Dr.Ali Rangabo Dr.ka Qaliimada Guud ugu imow Gudnimada wiilasha , iyo Dhmn Qaliimada Noocyadooda Kaladuwan.
Dr.Ali Rangabo.
09/08/2026
Dr.Ali Rangabo .
General surgery & laparoscopic surgery.
Waxa uu ka Howlkalaa Hospitalka weyn Ee Forlanin Public Hospital .
Kala xeriir Numbarka hoos ku xusan.
Mhdsanidiin.
27/07/2026
Ogeysiis ogeysiis waxa la ogeysiinaya in Machadka Rangabo uu Qaadanayo Course Ultrasound class kii 3 dexaad Course sadan waxa laku baran doona :
1: Basic ultrasound.
2: Abdominal ultrasound.
3:obstetric ultrasound.
Sidokle waxa Fursad uhelidonta practical in Aad ku Qatid Hospital .
Fadlan laxeriir:
0615684854.
625684854.
616609266.
Mhdsanidiin.
Dr.Ali Rangabo Dr.ka Qaliinada Guud iyo Kuwa casriga ah.
Dr.Ali Waxa uu kuu qabandona Qaliinada Noocyadooda Kala Duwan .
Mhdsanidiin.
19/07/2026
Waa Anigo Ah Dr.ka Qaliimada Guud iyo Kuwa casriga Ah .
Dr.Ali Rangabo lasoo xeriir hadii Aad ubahantahay Qaliimada Nocyadooda kaladuwan Mhdsanidiin.
Dr. Ali Rangabo .
Mhdsanidiin.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu