IMAM University-Distance Learning Center
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from IMAM University-Distance Learning Center, Education, Hodan, Mogadishu.
02/06/2026
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ โ ๐
๐ฎ๐ฅ๐ฅ ๐๐๐ก๐จ๐ฅ๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ข๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฆ๐ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ๐ฌ ๐๐๐๐.
IMAM University oo aad uga barateen waxbarasho tayo sare leh waxay dib u bilowday diiwaangelinta Fasallo cusub oo diploma ah , kuwaas oo kaa dhigi doona xirfadle kalin buuxa ka qaata suuqa shaqada iyo cida uu la shaqaynayo.
Available Online Diploma Programs:
1๏ธโฃ Diploma in Public Administration
2๏ธโฃ Diploma in Social Work
3๏ธโฃ Diploma in Human Resource Management
4๏ธโฃ Diploma in Business Administration
5๏ธโฃ Diploma in Accounting
6๏ธโฃ Diploma in Banking and Finance
7๏ธโฃ Diploma in Logistics Management
8๏ธโฃ Diploma in English Literature
9๏ธโฃ Diploma in Public Health
๐ Diploma in Nutrition
1๏ธโฃ1๏ธโฃ Diploma in Midwifery
1๏ธโฃ2๏ธโฃ Diploma in Nursing
1๏ธโฃ3๏ธโฃ Diploma in Biology and Chemistry
1๏ธโฃ4๏ธโฃ Diploma in Sharia
1๏ธโฃ5๏ธโฃ Diploma in Al-Fiqh wa Usuluh
1๏ธโฃ6๏ธโฃ Diploma in Arabic Language
1๏ธโฃ7๏ธโฃ Diploma in Information Technology (IT)
๐ Haddii aad dooneyso fursadan, hadda is-diiwaangeli!
๐ Buuxi form-ka codsiga: https://forms.gle/AHxVwaVtmE6e6Rsg7
๐ Ama kala xidhiidh macluumaad dheeri ah: 614307242 / 61740 1957
๐ฏ Is-diiwaangeli maanta, oo dhis mustaqbalkaaga xirfaded!
01/06/2026
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ โ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐โฃ
Jaamacadda ๐๐๐๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ oo aad uga barateen waxbarasho tayo sare leh iyo nidaam waxbarasho oo casri ah, waxay dib u bilowday diiwaangelinta fasallo cusub oo Online ah sanadka 2026.โฃ
โฃ
Barnaamijyadan online-ka ah waxay ku siinayaan fursad aad waxbarashadaada jaamacadeed ku sii wadan karto adigoo jooga gurigaaga, goobta shaqada, ama meel kasta oo aad joogto.โฃ
โฃ
๐ ๐๐ฏ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ ๐๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ๐ฌ:โฃ
โฃ
1๏ธโฃ Bachelor of Public Administrationโฃ
2๏ธโฃ Bachelor of Social Workโฃ
3๏ธโฃ Bachelor of Human Resource Managementโฃ
4๏ธโฃ Bachelor of Business Administrationโฃ
5๏ธโฃ Bachelor of Accountingโฃ
6๏ธโฃ Bachelor of Banking and Financeโฃ
7๏ธโฃ Bachelor of Logistics Managementโฃ
8๏ธโฃ Bachelor of English Literatureโฃ
9๏ธโฃ Bachelor of Public Healthโฃ
๐ Bachelor of Nutritionโฃ
1๏ธโฃ1๏ธโฃ Bachelor of Midwiferyโฃ
1๏ธโฃ2๏ธโฃ Bachelor of Nursingโฃ
1๏ธโฃ3๏ธโฃ Bachelor of Biology and Chemistryโฃ
1๏ธโฃ4๏ธโฃ Bachelor of Shariaโฃ
1๏ธโฃ5๏ธโฃ Bachelor of Al-Fiqh wa Usuluhโฃ
1๏ธโฃ6๏ธโฃ Bachelor of Arabic Languageโฃ
1๏ธโฃ7๏ธโฃ Bachelor of Information Technology (IT)โฃ
โฃ
๐ Buuxi form-ka codsiga:โฃ
https://forms.gle/C8Wjfb6ToyEkLB9s5
๐ Macluumaad dheeri ah kala xiriir:โฃ
614307242 / 617401957โฃ
๐ฏ Is-diiwaangeli maanta, oo dhis mustaqbalkaaga xirfadeed!
18/04/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ โ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ (๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐)
Dhammaan ardayda Jaamacadda waxaa lagu wargelinayaa in si rasmi ah u bilaaban doono imtixaanka Midterm-ka ee sanad waxbarasheedka 2025โ2026, gaar ahaan ardayda Distance Learning.
Taariikhda Imtixaanka: 20 April 2026
Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul iyo nasiib wacan.
24/03/2026
๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐ข๐ง ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ โฃ
โฃ
Build your future in finance and business.โฃ
Gain practical skills in accounting, auditing, and financial management.โฃ
โฃ
๐ ๐๐ฏ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ ๐๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ & ๐๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ง๐๐ ๐๐๐๐ซ๐ง๐ข๐ง๐ โฃ
๐ Study anytime, anywhere at your convenience.โฃ
โฃ
๐ ๐๐จ๐ง๐ญ๐๐๐ญ: 614307242 / 617401957โฃ
๐ Start your journey today and become a professional accountant.
19/03/2026
๐๐ถ๐ถ๐ฑ ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป.! ๐๐ถ๐ฑ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ.!
Dhammaan ummadda islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed waxaan idin kugu hambalyeyneynaa Munaasabadda ciidul Fitriga.
Ciid Wanaagsan Caafimaad iyo Farxad ku Ciida.
15/03/2026
๐๐๐ก๐จ๐ฅ๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ข๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฆ๐ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ๐ฌ ๐๐๐๐.
IMAM University oo aad uga barateen waxbarasho tayo sare leh waxay dib u bilowday diiwaangelinta Fasallo cusub oo diploma ah , kuwaas oo kaa dhigi doona xirfadle kalin buuxa ka qaata suuqa shaqada iyo cida uu la shaqaynayo.
Available Online Diploma Programs:
1๏ธโฃ Diploma in Public Administration
2๏ธโฃ Diploma in Social Work
3๏ธโฃ Diploma in Human Resource Management
4๏ธโฃ Diploma in Business Administration
5๏ธโฃ Diploma in Accounting
6๏ธโฃ Diploma in Banking and Finance
7๏ธโฃ Diploma in Logistics Management
8๏ธโฃ Diploma in English Literature
9๏ธโฃ Diploma in Public Health
๐ Diploma in Nutrition
1๏ธโฃ1๏ธโฃ Diploma in Midwifery
1๏ธโฃ2๏ธโฃ Diploma in Nursing
1๏ธโฃ3๏ธโฃ Diploma in Biology and Chemistry
1๏ธโฃ4๏ธโฃ Diploma in Sharia
1๏ธโฃ5๏ธโฃ Diploma in Al-Fiqh wa Usuluh
1๏ธโฃ6๏ธโฃ Diploma in Arabic Language
1๏ธโฃ7๏ธโฃ Diploma in Information Technology (IT)
๐ Haddii aad dooneyso fursadan, hadda is-diiwaangeli!
๐ Buuxi form-ka codsiga: https://forms.gle/AHxVwaVtmE6e6Rsg7
๐ Ama kala xidhiidh macluumaad dheeri ah: 614307242 / 61740 1957
๐ฏ Is-diiwaangeli maanta, oo dhis mustaqbalkaaga xirfaded!
๐๐๐๐๐ข๐ฌ๐๐ฅ๐๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ฌ๐๐ง wuxuu ka mid yahay ardaydii sanadkan ka qalin jabisay barnaamijka ๐๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ง๐๐ ๐๐๐๐ซ๐ง๐ข๐ง๐ ๐๐ ๐๐ฆ๐๐ฆ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ. Isagoo ku sugan meel ka baxsan campus-ka jaamacadda, islamarkaana ku nool goobtiisa shaqada, ayuu si online ah uga dhamaystay waxbarashadiisa jaamacada.โฃโฃ
โฃโฃ
Cabdisalaan wuxuu muujiyay dadaal, karti iyo goโaan adag oo uu ku gaaray guushiisa maanta. Qalin-jabintiisu waa mid mudan hambalyo iyo bogaadin.โฃโฃ
โฃโฃ
Sidoo kale, wuxuu caddeyn u yahay in waxbarashadu aysan ku xirneyn goob gaar ah. Ardaygu meel kasta oo uu joogo ayuu wax ku baran karaa kuna gaari karaa himiladiisa, haddii uu leeyahay rabitaan iyo dadaal joogto ah.โฃโฃ
โฃโฃ
๐๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ฎ ๐ฆ๐ ๐ฅ๐๐ก๐ ๐ฑ๐๐ โ ๐ฐ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐ ๐ฎ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐ช๐จ๐ ๐ค๐๐ฌ๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ง๐๐ฒ๐ ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐จ. ๐โฃโฃ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Hodan
Mogadishu