Dhega-Adde English Tutorials

Dhega-Adde English Tutorials

Share

DET252-waa page an ugu tala galay in ay ka faa`ideystan bulshada Soomaaliyed kuwooda an fursad u hel

24/10/2019

Adjective+Noun

17/10/2019

Verb "BE" expresses state of being.

10/10/2019

Words can be used in a place of a noun are called pronouns.

03/10/2019

Muddo intee la eg ayaad ku baran kartaa luqadda English-ka?
Ma tahay arday baranaayay luqadda English-ka muddo dheer walina ma ku dhibantahay inaad ugu hadasho si sax ah?

haddaba halkaan ka daawo talo iyo tusaale ku anfacaayo

13/07/2019

Guusha waa la doontaa ee iyada kuma soo doonato!
Al-Imra Branch Medina/Al-Imra Post waa hoyga luqadaha.
fadlan share dheh mhdsnd ๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜

22/04/2018

Awoowe haddii aan show qabto $20 ma ii quuri lahayd heesta maku nuuraaa k*k niyadda ii dhis.

19/04/2018

ASC walaalayaal waxaan ka cudur daaranayaa inaan caawa idiin soo gudbin karin casharkii aad iiga barateen ee barashada luqadda English-ka sababtoo ah hooyo mcn ayaa iga xanuunsan aan isbitaal kula jiraa maalmahaan.

Kun iyo kow jeer ayaan idin ka raali gareynayaa baaqashada casharkii aad la socoteen waana idin kaga mahad celinayaa fahamkiina. Allah idiin barakeeyo.

14/04/2018

ASC asxaabta iska diiwaan gelisay iyo kuwa doonayo inay is diiwaan geliyaan koorsada barashada luqadda English-ka gaar ahaan barashada dhawaaqa luqadda waxaa la ogeysiinayaa in koorsada ay bilaabaneyso Maanta 14/04/2018 saacaduna waa 3:00 galabnimo.

F.G: Koorsadaan waxaa ay bixi doontaa maalmaha kala ah: Sabti, Isiiin, iyo Arboco iyadoo socon muddo bil ah.

Ka afaaideysi wacan.

13/04/2018

Haddii aad fahamto casharkaan waxaa xaqiiqo ah inaadan ka walwali doonin imtixaan iyo turjumid midna.

Fadlan Like saar Page-ka si aad u hesho casharka xiga.
share garee si uu uga faaideysto walaalkaaga-Mhdsnd.

10/04/2018

Fursad Wax barasho Lacag la`aan ah.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu