Find schools & colleges in Mogadishu. Listings include Prof Sujuu, Maax home teaching, Somali weyn TV, Mohamed Gacameey, Sahan Educational Center, Dugsiyada iyo Xanaanada Ubadbile.
This page is designed to cater to your interests in education, news, and the economy.
dugsigu waxuu ku yaalla degmada Deynille xaafadda new muqdishu wadada ssta misaajidka isgoyska 1aad
waa page ay isugu yimaadeen Aqoon yahano kala duwan oo bulshada magac iyo maamuus ku dhex leh
Waa page ugaar ah dugsiga sare ganacsiga iyo xisaabaadka ee AL - HILAAL kaasoo aad kaga bogan doonto macluumaat dheeri ah kusaaabsan diini iyo maadi
Mu'asasada-Altanzeel waxa ayku qabanesa adeegyada soosocda sida barashada qur anka dadka biloowga ah. xifdinta qur'anka dadku kalumay barashada mutuunta barashada cilmiga sharc...
Golden College Waxaad ka heli doontaa Coursooyin gaa gaaban iyo Seminaro free ah oo ku baxaya habka fogaan dersiga ama Online Learning.
Waa xaruun waxbarasho taas oo loo aas aasay in ay sare u qaado waxbarashada ubadka soomaaliyeed
Waa Bogga rasmiga ah ee Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Omar Bin Khadaab.
Walal Kuso Dhawow halkan Waxa Lagu bartaa qur,aan online ah
its about learning and sharing ideas..because education is all about learning and teaching
Page kaan waxad kala socon dontaa barnamijyo adiga ku xiiso galin doona hadey tahy aqoon kororsi maadi iyo diiniba, hadey tahy madadalo qosol iyo qaraaxo
Caynurahmaschool ugu imaaw Waxarasho Tayo leh oo uqalanta ubadkaada.
HIA waa iskuul gaar loo leeyahay waxa uuna bixiyaa luuqadda English ka iyo scientific subjects.
waxa aan sameynaa Cilmibaaris si aan usoo bandhigno xogo muhiim ah oo ku saabsan aqoonta iyo ganacs