Find clinics in Mogadishu. Listings include DrMaqtal Dhaqtarka Lafaha, SamoCare Hospital, Dr. Yasin Barkhad, VOSH Somalia, Dr Arif, Dr Abdulkadir Ahmed Sudani.
Waxan ahay dhaqtarka lafaha iyo dhawacyada ciyaaraha iyo badalida jilbaha, wax ku soobartay dalka dibadiisa.
Welcome to SamoCare Group of Hospitals, Caafimaadkaagu Waa Noo Mudnaanta 1 aad.
Dhakhtarka KABKA Lafaha, TOOSINTA lafaha qaloocan, BEDELIDA simaha iyo jilbaha DAWEYNTA XANUUNADA kalagoysyada iyo seedaha. (MBBS, MRCS, MD ORTHO AND , TRAUMA)
A non-profit, humanitarian organization dedicated to improving eye health and vision care services for communities across Somalia through outreach, education, and compassionate eye...
Dhakhtar Qaliin oo kutakhasusay qalliimada Guud ,qaliimada Casriga ee leysarka iyo Daaweynta Daawacyada kadhasha Shilalka iyo Xabadaha
its time to love your Scrubs โค๏ธ !
๐๐ซ ๐๐๐ซ๐ซ๐จ๐ฐ ๐๐ฉ๐๐๐ข๐๐ฅ๐ข๐ณ๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ง ๐๐ง๐ ๐๐ก๐ข๐ฅ๐ ๐ข๐ฌ ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ง ๐๐ง๐ ๐๐ก๐ข๐ฅ๐ ๐๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐ฅ๐จ๐๐๐ญ๐๐ ๐ข๐ง ๐๐จ๐ ๐๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ ๐๐ฅ๐จ๐ง๐ ๐๐ซ๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐ง๐ข๐ฅ๐ ๐ฌ๐ญ๐ซ๐๐๐ญ.
Dr. Anisa Tobanle, MMed (Obs & Gyn) Mbarara University, Uganda Obstetrician & Gynaecologist | Caring for womenโs health, Protecting motherhood. Restoring hope. Healthy Mothers, W...
halkani waa madal aad ka helayso qormooyin caafimaad gaar ahaan caafimaadka maqaarka.
Siman Hospital waxa uu ku yaalaa degmada Hodan, ka soo horjeedka isbitaalka Benadir, intaan la gaarin Seybiyaano. Siman Hospital waxaad ka helaysaa daryeel la dareemo iyo daawo la ...
Dr. Jimale Specialized Hospital for Surgery and Family Medicine is a specialty and teaching hospital-it takes care of general surgery
Dhakhtarka qaliimada wadnaha iyo saableyda๐ซ๐ซ Cardiothoracic surgeon MBBS, MRCS, MCTS, EACTS, WSPCHS.
A pediatric surgeon is specially trained to perform various operative procedures on children and you
MBChB (Benadir University), MMed OBGYN (MbararaUniversity) and MRCOG (UK), Gynaecological Laparoscopic Surgeon, fertility specialist, and Cosmetic gynecology(India)
Dhakhtarka indhaha oo aqoon sare u leh maaraynta cudurrada indhaha iyo qalliinnada. Akhlaaq wanaagsan, taxaddar iyo feejignaan badan . Caawisa haweenka, carruurta iyo kuwa liita.
Healthy is wealthy
Natureโs Smile, Scienceโs Care.
Pharma Solutions is pharmaceutical and hospital products distributor in the domestic market. We have a worldwide partner network for different types of products and services that a...
isbitaalka isku daaweynta dhirta ee Daarul-Dawaa waa isbitaal ka howlgala somalia tan iyo1998. isbitaalka wuxuu leeyahay xaruun cilmi baaris lagu sameeyo. isbitaalka waxaa ka howla...
Migenetics Moloculer Diagnostic Lab, we endeavor to create a healthier world for all people. Using modern molecular diagnostics and latest laboratory technology, we can deliver dia...
Panorama dental waxa ay kuu haysaa adeega caafimaadka ilka (Dental Clinic) oo tayo sare leh.
Daweynta iyo Qaliimada indhaha oo Casri ah Hoyga Daryeelka iyo caafimadka indhaha.