Yooltech
Somaliaβs First Innovative Tech Agency
We are founded on providing unmatched tech solutions. Yooltech was founded on providing unmatched tech solutions.
As we evolved, we sought out partners, developed products, and made acquisitions that continue to refine and elevate expectations. Yooltech is a leading, highly innovative tech provider established in 2015 to provide leading-edge intelligent technology solutions, ranging from ideation to designing and from development to deployment. Being an innovative leader in the IT industry requires much more than creating cutting-edge technology. It involves understanding people and achieving effective communication, revealing and resolving pain points. Providing solutions that are built upon well-designed and executed technology is in our DNA. To us and those we serve, success means redefining whatβs possible and realizing opportunities to co-create value along the way.
26/08/2026
Ku martigeli website-kaaga hosting-ka Yooltech. β‘π
Adeeg hosting baahiyahaaga dhameystiraya.
π https://yooltech.com/web-hosting
24/08/2026
What We Have VS What We Deserve. Yooltech Edition. π β€οΈ
20/08/2026
Domain-kaaga Qaado Maanta Intuusan Qofkale Qaadan! β³π―
https://my.yool.tech/order/domains
Subax Wanaagsan, Mudanayaal. π π
Maalin Cusub iyo Energy Cusub! Waxaan Diyaar U Nahay Inan Kuu Adeegno.
Maxaan Kaa Caawinaa?
18/08/2026
Yooltech Waxay Fursad Kuu Siinaysaa Inaad Hesho APP Free ah oo Aad Mobeelkaaga Ganacsi Ka Samayso. π€―π―π
Auto V waa barnaamij loogu tala galay iibka iyo ka ganacsiga data-da internet-ka. Anaga oo hadafkeenu yahay in aan shaqo abuur ugu sameyno boqolaal dhalinyaro oo adiga aad ka mid tahay!
Haddii Aad iska Diiwaan Geliso Adeega Auto-V, Waxaad Heli Doontaa Mobile App FREE ah. Oo ay dadka si fudud wax kaga iibsadaan.
Ka faa'iideyso fursaddan maanta oo nagu soo booqo xafiiskeenna, ama nagala soo xiriir WhatsApp linkiga profile-keenna saaran.
https://wa.me/252612424244
Order with Easytouch | EP. 01: DKM Boba & Waffles π§π§
13/08/2026
U Hormari Ganacsigaaga Si Casriyeysan oo Waafaqsan Standard-ka Ganacsiyada Caalamka. πΌπ―
Tijaabi Sistamka Easytouch 15 Maalmood Bilaash Ah oo Arag Sida uu U Shaqeeyo iyo Sidaa uu U Hormarin Karo Ganacsigaaga.
π Linkiga hoose ka codso tijaabadaada:
https://wa.me/252612424244
13/08/2026
Haddii aadan weli ka mid ahayn asxaabta ku xiran YouTube-keena, hadda nagu soo biir!
Subscribe saar channel-ka Yooltech, oo dhowaan naga filo muuqaallo, barnaamijyo iyo sheekooyin xiiso leh. π
Nagu soo biir YouTube-ka, wax badan ayaa soo socda! π
π https://youtu.be/FIXpvSnX31g
DKM Boba & Waffle: Safarkooda Ganacsi iyo Guushooda Tiknoolajiyadeed | Yooltech Customer Stories Ganacsi kasta oo hiigsanaya horumar iyo guulo ganacsi waxaa uu u ba...
DKM Boba & Waffles waxay nala wadaageen safarkooda ganacsi, halkii ay kasoo bilaabeen, halka ay maanta joogaan, iyo halka ay hiigsanayaan mustaqbalka. π―π
Safarkaas guulaystay, tiknoolajiyaddu waxay ka noqotay qayb muhiim ah.
βYooltech waxay gacan weyn ka geysatay mid ka mid ah guulaheenna dhanka tiknoolajiyadeed.β
π₯ Daawo sheekada DKM Boba & Waffles.
12/08/2026
Si Qurux Badan Uga Soo Muuqo Internet-ka. ππ
Maantaba Aan ka wada shaqeyno Website-kaaga.
https://wa.me/252612424244
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
12th Floor, Skyline Residence, Taleeh, Hodan District
Mogadishu
402
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |