Ahsan Tutorials

Ahsan Tutorials

Share

Become a Professional.

๐Ÿ’ป Digital Skills โ†’ ๐ŸŒ Networking โ†’ ๐Ÿ–ฅ๏ธ System Administration
โ˜๏ธ Cloud Computing โ†’ โš™๏ธ DevOps โ†’ ๐Ÿ” Cybersecurity

๐ŸŽฏ Practical Learning | Hands-on Labs | Career-Focused Skills

๐Ÿ“˜ Learn IT the Easy Way.

18/09/2026

๐‚๐‚๐๐€ ๐‹๐ข๐ฏ๐ž ๐’๐ž๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง-3

๐ŸŽ“ Qayb ka mid ah CCNA Live Training ๐Ÿš€
๐Ÿ“š Faham Concept-ka
๐Ÿ’ฌ Dood & Suโ€™aalo
๐Ÿ’ป Practical Work & Practice
๐Ÿ“ก Networking ma aha wax la akhriyo oo keliya โ€” waa wax la fahmo, la practice-gareeyo, lana dabaqo.
๐Ÿ”ฅ Baro CCNA si practical ah, una dhowaaw Professional Networking Skills.
๐ŸŽฅ Ahsan Tutorials
Learn IT the Easy Way, Become a Professional.

12/09/2026

๐‚๐‚๐๐€ ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ-๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ โ€” ๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐ 

๐Ÿš€ Ma doonaysaa inaad barato Computer Networking si nidaamsan oo practical ah, isla markaana aad ugu diyaar garowdo Cisco CCNA Certification?

Ahsan Tutorials waxay kuu diyaarisay CCNA 200-301 Course Training oo isku daraya aqoon, practical labs iyo live interactive learning โ€” si aad u dhisto faham iyo xirfad dhab ah oo Networking ah.

๐ŸŽฏ ๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž-๐ค๐š๐ง ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐›๐›๐จ๐จ๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ:
โœ… Ardayda Dugsiyada
โœ… Ardayda Jaamacadaha
โœ… IT Students & IT Professionals
โœ… Engineers doonaya inay sare u qaadaan xirfaddooda Networking
โœ… Qof kasta oo doonaya inuu bilaabo ama horumariyo xirfadda Computer Networking

๐Ÿ“š ๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐›๐š๐ซ๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š:
โœ… Network Fundamentals
โœ… Network Access
โœ… IP Connectivity
โœ… IP Services
โœ… Security Fundamentals
โœ… Automation & Programmability
๐Ÿ”ฌ 100% Hands-on Lab Practice

Waxaan xoogga saaraynaa Theory + Practical, si aad u fahanto sida networks-ka dhabta ah loo dhiso, loo configure-gareeyo loona maareeyo.

๐Ÿ“‹ ๐…๐š๐š๐ก๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž-๐ค๐š:
๐Ÿ“… Bilaabashada: 5 October 2026
โณ Muddada: 4 Bilood
๐Ÿ—“๏ธ Jadwalka: Talaado & Arbaco
๐Ÿ’ป Live Interactive Sessions
๐Ÿงช Hands-on Practical Labs
๐ŸŽ“ Certificate Included

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐š:
Eng. Abubakar Hassan
Cisco Certified Instructor

Waxaad heli doontaa tababar ku salaysan Cisco official learning materials, practical exercises iyo hagitaan ku saabsan diyaar-garowga CCNA.

๐Ÿ“Œ ๐–๐š๐ฑ๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ:
๐Ÿ’ป Computer aad isticmaali karto
๐ŸŒ Internet xawaare macquul ah leh
โฐ Inaad si joogto ah uga qaybqaadato casharrada
๐Ÿ’ช Rabitaan iyo diyaar u ahaanshaha barashada Networking

๐Ÿ“ž ๐Œ๐š๐œ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ & ๐ˆ๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง:
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: +252 619 748168

โš ๏ธ Enrollment-ku waa kooban yahay โ€” booskaaga hadda xaqiiji!

๐ŸŒ Baro Networking. Practice samee. Xirfad dhiso. Mustaqbalkaaga IT-ga u diyaargarow.

๐Ÿ™ Fadlan la wadaag post-kan qof aad u malaynayso inuu danaynayo Computer Networking ama CCNA.

๐Ÿ“˜ Facebook: https://www.facebook.com/ahsantutorialsf/
โ–ถ๏ธ YouTube: https://www.youtube.com/?sub_confirmation=1
๐Ÿ’ฌ WhatsApp Group: https://chat.whatsapp.com/ElASWl1mw14LibUKMuml51
๐Ÿ“ข Telegram: https://t.me/+czl0Ft2xdTQyOTA0
๐ŸŽต TikTok: https://www.tiktok.com/.axsan
๐Ÿ”” Lasoco Ahsan Tutorials si aad u hesho casharro, updates, fursado iyo tababbarro cusub oo IT ah.
๐Ÿค Waxaan isku arki doonnaa casharka Insha Allah.
๐Ÿ”—

27/08/2026

๐‚๐‚๐๐€ ๐‹๐ข๐ฏ๐ž ๐’๐ž๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง-๐Ÿ

๐ŸŽ“ Qayb ka mid ah CCNA Live Training ๐Ÿš€

๐Ÿ“š Faham Concept-ka
๐Ÿ’ฌ Dood & Suโ€™aalo
๐Ÿ’ป Practical Work & Practice

๐Ÿ“ก Networking ma aha wax la akhriyo oo keliya โ€” waa wax la fahmo, la practice-gareeyo, lana dabaqo.

๐Ÿ”ฅ Baro CCNA si practical ah, una dhowaaw Professional Networking Skills.

๐ŸŽฅ Ahsan Tutorials
Learn IT the Easy Way, Become a Professional.

20/08/2026

๐‚๐‚๐๐€ ๐‹๐ˆ๐•๐„ ๐’๐„๐’๐’๐ˆ๐Ž๐ โ€” ๐ŸŽ๐Ÿ

Qayb kooban oo ka mid ah ๐—–๐—–๐—ก๐—” ๐—Ÿ๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด โ€” faham, dood, suโ€™aalo iyo practical work.

๐Ÿ“ก Waxaan aaminsanahay in Networking si dhab ah loo barto marka concept-ka la fahmo, la practice-gareeyo, lana dabaqo.

๐ŸŽฅ Daawo qayb ka mid ah safarka CCNA โ†’ Professional Networking Skills.

๐Ÿš€ Ahsan Tutorials
Learn IT the Easy Way, Become a Professional.

14/08/2026

๐—๐˜‚๐—บ๐—ฐ๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป

ู‚ุงู„๏ทบ: ยซุฅูู†ู‘ูŽ ุงู„ุดู‘ูŽู…ู’ุณูŽ ูˆูŽุงู„ู‚ูŽู…ูŽุฑูŽ ุขูŠูŽุชูŽุงู†ู ู…ูู†ู’ ุขูŠูŽุงุชู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูุŒ ู„ุงูŽ ูŠูŽู†ู’ูƒูŽุณูููŽุงู†ู ู„ูู…ูŽูˆู’ุชู ุฃูŽุญูŽุฏู ูˆูŽู„ุงูŽ ู„ูุญูŽูŠูŽุงุชูู‡ูุŒ ููŽุฅูุฐูŽุง ุฑูŽุฃูŽูŠู’ุชูู…ููˆู‡ูู…ูŽุงุŒ ููŽุงุฏู’ุนููˆุง ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูŽ ูˆูŽุตูŽู„ู‘ููˆุง ุญูŽุชู‘ูŽู‰ ูŠูŽู†ู’ุฌูŽู„ููŠูŽยป.. (ุฑูˆุงู‡ ุงู„ุจุฎุงุฑูŠ)

28/07/2026

๐Ÿ’ก ๐๐”๐ˆ๐™ ๐“๐ˆ๐Œ๐„ โ€“ Tijaabi Aqoontaada Networking!
Network Administrator ayaa ogaaday software cusub oo lagu rakibay computer. software-ku wuxuu u ekaa legitimate application, laakiin dhab ahaantii wuxuu ahaa harmful software oo xadaya xogta user-ka.

๐Ÿ‘‰ Malware-kan waa kee?
A. Trojan Horse
B. DDoS
C. Worm
D. Virus
๐Ÿ‘‡ Jawaabtaada comment-ga ku qor HADA!
๐Ÿ‘€ Bal aan aragno yaa sax noqon doona!!

๐Ÿ“ข Ku soo biir bulshadeenna IT & Digital Skills ๐Ÿ‘‡
๐Ÿ“˜ Facebook: https://www.facebook.com/ahsantutorialsf/
โ–ถ๏ธ YouTube: https://www.youtube.com/?sub_confirmation=1
๐Ÿ’ฌ WhatsApp Group: https://chat.whatsapp.com/ElASWl1mw14LibUKMuml51
๐Ÿ“ข Telegram Channel: https://t.me/+czl0Ft2xdTQyOTA0
๐Ÿ”” Subscribe | ๐Ÿ‘ Like | ๐Ÿ’ฌ Comment | ๐Ÿ”— Share
๐Ÿ“˜ Teach with Ahsan โ€“ Baro IT si Sahlan, U Noqo Xirfadle
See less

28/07/2026

๐Ÿ‘‹ Maalin wanaagsan, Bahda Ahsan Tutorials!

Alxamdulillaah, waxaan rajaynayaa inaad caafimaad qabtaan. ๐Ÿ’™

๐Ÿš€ Tababarkeenna CCNA wuxuu si guul leh u soo gabagabeynayaa bishiisii labaad, waxaana ku faraxsanahay horumarka ardaydeenna.

๐Ÿ“ข Batch cusub dhowaan ayuu bilaaban doonaa. Haddii aad rabto inaad xirfad dhab ah ka barato Computer Networking iyo Cisco CCNA, la soco boggeenna si aadan uga harin fursadda.

๐Ÿ˜Š Haddaba hal su'aal:

Xaggee ayaad nagaga soo biirtay?
๐ŸŽ“ Tababarka CCNA mise โ–ถ๏ธ YouTube?

๐Ÿ’ฌ noogu reeb comment-ga. ๏ธ

17/06/2026

CCNA 200-301 Course Started! ๐Ÿš€

๐Ÿš€ CCNA 200-301 Training Course ayaa 5 June 2026 inoo bilawday!

๐Ÿ’ป Online Classes
๐Ÿ–ฅ๏ธ Practical Labs
๐ŸŽฏ Exam Preparation

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Tababar af-Soomaali ah oo fudud in la fahmo.

๐Ÿ“ฉ Weli waad ku biirikartaa

04/06/2026

๐Ÿ”ฅ 1 Maalin Kaliya Ayaa Ka Hartay! ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿš€ Berri ayaa si rasmi ah u bilaabanaya CCNA Course Training-ka.

Haddii aad rabto inaad xirfad dhab ah ka hesho Computer Networking oo aad qaaddo tallaabada ugu horreysa ee dhanka Cisco Certification, tani waa fursaddaada.

๐Ÿ“… Bilowga: 5 June 2026
๐Ÿ•“ Waqtiga: Friday 4:00 PM
๐Ÿ’ป Habka: Online Live Training

โœ… Casharro si fudud loo fahmi karo
โœ… Tababar gacanta lagu hayo
โœ… Taageero iyo hagid joogto ah

โณ Ha moogaan fursaddan!

๐Ÿ“ž Isdiiwaangeli hadda ka hor inta aan la bilaabin.
๐Ÿ’ฌ https://chat.whatsapp.com/ElASWl1mw14LibUKMuml51
๐Ÿ“˜ Facebook: https://www.facebook.com/ahsantutorialsf/
โ–ถ๏ธ YouTube: https://www.youtube.com/?sub_confirmation=1
๐Ÿ“ข Telegram: https://t.me/+czl0Ft2xdTQyOTA0
๐ŸŽต TikTok: https://www.tiktok.com/.axsan
๐Ÿ”” Lasoco boggeena si aad u hesho casharro, updates iyo fursado cusub.

๐Ÿค Waxaan isku arki doonnaa casharka Insha Allah.
๐Ÿ”—


Aqoonta aad maanta maalgeliso waa guusha aad berri ku faani doonto.

03/06/2026

๐Ÿšจ XUSUUSIN MUHIIM AH!

๐ŸŽฏ Fursadda Discount-ka CCNA Course-ka waxay ku egyahay Caawa 8:00pm!

โณ Waxaa harsan kaliya Saacado
Ha seegin fursadda aad ku bilaabi karto safarkaaga Networking iyo Cisco Technologies adigoo helaya qiimo dhimis gaar ah.
โœ… Live Interactive Classes
โœ… 100% Hands-on Lab Practice
โœ… Professional Instructor
โœ… Certificate Included
๐Ÿ”ฅ Maanta isdiiwaangeli, berri ha ka shallayn!
๐Ÿ“ž Call / WhatsApp: 619 748 168
AHSAN TUTORIALS โ€” Learn โ€ข Practice โ€ข Succeed

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 10:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00