Kin Gaciye
intertainment
12/02/2025
Ninkan walow uuna si fiican samaynin hadana waan ka difaacaynaa dumarland oo kusoo rawaxay weeraro cir iyo dhul ahna kusoo qaaday.
Qisadiisa aan idinka dabageeyee gabadh baa kutidhi wax aan bas ku raaco isoo dir wuxuuna kudhahay mahayo, haba dhahee hadana wuu soo dhigay intuu screenshot kaqaday isagoo leh shaqaysta sida xasan sheekh gacanta uun hasoo taaginee🤣
Ilaa shalay way jiid jiidayeen dumarland bakhaylku waa cadow minaamin iyagoo leh. Inuu soo dhigo unbaa qalad ahayde inuu waxba mahayo kudhaho danbi maaha dumarkase xagooda danbi bay katahay waxba mahayadu🤣
War ragoow ninka difaaca oo ku hilbo dirira🤸🏾♂️
07/02/2025
Madax Wayne Dani dalaxoreeye uukubooqday dhalinyaradii kudhawacmatay dagaalkii kadhacay calmiska iocalmadaw🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Category
Website
Address
Mogdish
Mogadishu
982061