Somnet Telecom
Somnet Telecom | Connecting the Next Generation
Somalia’s licensed leader in 4G/5G technology. Delivering innovative connectivity & official updates nationwide.
SomNet provides the First and fastest 4G LTE Network in Somalia and mobile services that allow you to talk as long as you like
01/10/2026
Ku isticmaal xirmooyin baahidaada ku filan, qiimo macquul ah, adigoo si fudud uga shubanaya *870 #.
“Internet-ku wuxuu ii noqday udub-dhexaadka howl maalmeedkeyga, annigoo badeecooyin ku iibiya, wax ku barta, sidoo kalana nuxurka aan sameeyo kula wadaago dadka, Adeegga Mudnaanna wuxuu ii noqday saaxiib sidoo Kalana jeebkayga u roon”
Yusra Cabdisamad, Macmiil
27/09/2026
Xalka ku habboon baahidaada internet & kuhadal soo Mudnaan maaha!
Weli sidaan oo kale ma kugu dhacday!
25/09/2026
Alle SWT wuxuu inooga digayaa inaan dhulka kibir iyo isla weyni kula dul soconno, maadaama uusan qofku awood u lahayn inuu dhulka dillaaciyo ama buuraha dhirirkooda gaaro. Sidaas darteed, waxaa habboon inaan noqono kuwo is hoosaysiiya, edeb leh, Islamarkaana dadka kale ixtiraama.
Asc
Setahay
Caawa
Mudnaan
Ku jimceyso
22/09/2026
Xirmooyinka Mudnaan Jeeb u roone ahaa!
Kaliya $1 ku hel 48 saac Internet & kuhadal aan kaa dhammaaneyn.
Garaac *870 # oo hadda ka faa’iidayso.
20/09/2026
Hambalyo guuleystayaasha saadaasha ciyaartii u dhaxaysay Sevilla iyo Barcelona.
20/09/2026
Waxaan ku faraxsanahay kamid noqoshada 25-ta shirkadood ee ugu wanaagsan Soomaaliya oo ay bixiso Majaladda 5 Magazine, taas oo ka tarjumaysa kalsoonida macaamiisha, tayada adeegyada iyo horumarka joogtada ah.
Waxaan sii wadi doonnaa dadaalka aan ugu jirno bixinta adeegyo casri ah, tayo leh oo la isku halleyn karo.
19/09/2026
Saadaali kulanka caawa ee u dhaxeeya Barcelona & Sevilla kana mid noqo guuleystayaasha heli doona Data & Kuhadal Mudnaan oo aan kaa dhammaaneyn.
Category
Telephone
Website
Address
Somnet Telecom Building, Jidka Makkah Almukarramah
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:30 - 19:30 |
| Tuesday | 07:30 - 19:30 |
| Wednesday | 07:30 - 19:30 |
| Thursday | 07:30 - 19:30 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:30 - 19:30 |
| Sunday | 07:30 - 19:30 |
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Somnet Telecom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.