Beydan

Beydan

Share

Africa’s Modern Coffeehouse

Photos from Beydan Coffee Puntland's post 26/07/2026
Photos from Beydan's post 16/07/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Mudane Yaasiin Maxamuud Cibaar oo loo magacaabay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ku garab galo mas’uuliyadda culus ee loo igmaday, kuna guuleeyo horumarinta ganacsiga, maalgashiga iyo kobcinta dhaqaalaha dalka.

Sidoo kale, waxaan rajeynaynaa in mudnaanta la siiyo garab istaagga ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe (MSMEs), kuwaas oo laf-dhabar u ah koboca dhaqaalaha iyo shaqo-abuurka. Waxaan sidoo kale rajeynaynaa in la xoojiyo wax-soo-saarka gudaha, lana dhiirrigeliyo warshadaha yaryar, si loo kordhiyo wax-soo-saarka Soomaaliyeed, loona abuuro fursado cusub oo ganacsi iyo shaqo.

Waxaan u rajeyneynaa Guddoomiyaha guul, hufnaan iyo hoggaan miro-dhal ah oo horseeda horumar waara.

23/06/2026
Photos from Beydan Coffee Puntland's post 13/06/2026

✌🏽

12/06/2026

Ugu dambeyn koobkii kafeega ku caan baxay ee Beydan, isagoo kulul ayaa qiiqiisu ka baxayaa barxadda Garoowe.

1 DAY LEFT OPENING

27/05/2026

Farxad iyo caafimaad ku ciida.

15/04/2026

Farshaxaniistayaasha adduunkoow midooba!.

Photos from Beydan's post 12/04/2026

Xarunteenna qorraxdu u soo baxdo, ee aysan ka dhicin.

📍Beydan Aleen - Square

06/04/2026

U gaar ah dadka aan habeenka cidlaynin.
Beydan Aleen - Square waxa ay furan tahay 24/7.

06/04/2026

Qorraxdii maanta barista ayay noqotay, sidii shaah ayay inoo kululaynaysaa.

Want your restaurant to be the top-listed Restaurant in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


HQ, Isgoyska Tarabunka
Mogadishu