LDC

LDC

Del

It often serves as a bridge between academic legal studies

A som Law Development Centre (SLDC) is an institution typically focused on providing legal education, training, and research to develop skilled legal professionals and enhance the rule of law.

29/09/2026

Machadka Horumarinta Sharciga Soomaaliyeed (SLDC)

Machadku wuxuu walaac ka muujinayaa xarigga loo geystay Kornel Shakiib iyo saraakiisha kale ee lala xiray.

Waxaan ugu baaqaynaa hay’adaha ay khusayso inay si cad u shaaciyaan sababta xarigga iyo eedaha loo haysto, isla markaana la dhowro xuquuqda sharciga ah ee dadka la xiray.

NISA waa hay’ad qaran oo u adeegta amniga iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed. Ma aha hay’ad qabiil ama koox gaar ah u adeegta. Sidaas darteed, waxaa looga baahan yahay inay ku shaqeyso si waafaqsan sharciga, caddaaladda iyo dhexdhexaadnimada.

Waxaan aaminsanahay in sharcigu yahay mid u siman dhammaan muwaadiniinta, cid kasta oo ay tahay iyo meel kasta oo ay ka soo jeeddo.

Machadka Horumarinta Sharciga Soomaaliyeed (SLDC)
Waxa loo bahan yahy cadalad waarta bulshada dhexdeeda

27/07/2026

Farqiga u dhexeeya Sharciga Gaarka loo Leeyahay iyo Sharciga Dadweynaha

Sharciga Gaarka loo Leeyahay (Private Law):

* Habeeya xiriirka ka dhexeeya shakhsiyaadka iyo hay’adaha gaarka ah.
* Tusaalooyin: sharciga qoyska, heshiisyada, ganacsiga, iyo dhaxalka.

Sharciga Dadweynaha (Public Law):

* Habeeya xiriirka u dhexeeya dowladda iyo muwaadiniinta, iyo qaabka ay hay’adaha dowladdu u shaqeeyaan.
* Tusaalooyin: dastuurka, sharciga maamulka, sharciga ciqaabta, iyo sharciga canshuuraha.

Gunaanad:
Sharciga gaarka loo leeyahay wuxuu ilaaliyaa xuquuqda iyo danaha shakhsiyaadka, halka sharciga dadweynuhu uu ilaaliyo danaha guud, nidaamka dowladeed, iyo caddaaladda bulshada.

27/07/2026

Farqiga u dhexeya xariga iyo amar maxkameded

Photos from LDC's post 26/07/2026

Alxamdulillaah.

Waxaan si guul leh u soo gabagabaynay koorso ku saabsan Horumarinta Sharciga, taas oo ay ka faa’iideysteen arday badan iyo xirfadlayaal xiisaynaya cilmiga sharciga.

Koorsooyinkani waxay diiradda saareen kor u qaadista aqoonta sharciga, fahamka nidaamka caddaaladda, iyo kobcinta xirfadaha lagama maarmaanka u ah ku shaqaynta mihnadda sharciga.

Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan ka qaybgalayaashii, macallimiintii, iyo cid kasta oo gacan ka geysatay hirgelinta koorsadan. Waxaan rajaynaynaa inaan sii wadno qabashada tababaro iyo koorsooyin tayo leh oo bulshada iyo ardayda u horseeda horumar iyo aqoon.

Mahadsanidiin.

Vil du plassere din bedrift på toppen av Advokatpraksis-listen i Holand?
Klikk her for å få din Sponsede Oppføring.

Nettsted

Adresse


Holand

Varslinger

Bli den første som får vite det: Vi sender deg en e-post når LDC legger ut nyheter og kampanjer. E-postadressen din brukes ikke til noe annet formål, og du kan melde deg av når som helst.

Abonner

Vi gir deg beskjed når noe skjer i Holand.