System Technology Services
STS is a forward-thinking technology, security and communication company. We also have an offices in Dubai, Nairobi, and Mogadishu.
STS is a forward thinking technology, security, and communication company based in London. The company provides bespoke services and products to small and medium-sized businesses, including individuals. The company meets client needs by providing the following products and services: Security Systems, IT Solutions, Communications, Fire Protection, and Electronic devices
Waxaa si rasmi ah u soo gaba-gaboobay Shirka Hal-abuurayaasha Nuxurka Dijitaalka ah ee Soomaaliyeed iyo Dhaqaalaha Dijitaalka (SOCCDEC 2026), kaas oo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka soo qeybgaleen hal-abuurayaal, ganacsato, iyo marti sharaf kala duwan.
Intii uu shirka socday, ayaa Eng. Ahmed Abdalla, Maamulka Guud ee shirkadda ONE GROUP, jeediyay khudbad dhiirrigelin iyo dardaaran isugu jirtay, isagoo ku boorriyay dhalinyarada Soomaaliyeed inay ka faa'iideystaan fursadaha ay bixiso dhaqaalaha dijitaalka ah, isla markaana ay hormuud uga noqdaan hal-abuurka, ganacsiga casriga ah, iyo adeegsiga tiknoolajiyada si loo kobciyo horumarka dalka.
06/07/2026
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay *Shirka Hal- Dijitaalka ah ee Soomaaliyeed iyo Dhaqaalaha Dijitaalka (SOCCDEC)**, oo ah madal ay isugu yimaadeen hal-abuurayaal, ganacsato, khubaro, iyo daneeyayaal ka shaqeeya warbaahinta dijitaalka ah, hal-abuurka iyo kobcinta dhaqaalaha casriga ah.
Shirkan ayaa diiradda lagu saaray doorka sii kordhaya ee hal-abuurayaasha nuxurka dijitaalka ah ay ku leeyihiin kobcinta dhaqaalaha, abuurista fursado shaqo, iyo horumarinta ganacsiga Soomaaliyeed. Intii uu socday shirka, ka qeybgalayaashu waxay si qoto dheer uga doodeen caqabadaha horyaalla dhalinyarada ka shaqeysa warbaahinta iyo nuxurka dijitaalka ah, sida helitaanka maalgelinta, xirfadaha casriga ah, sharciyada la xiriira xuquuqda hal-abuurka, iyo sidii loo abuuri lahaa jawi u sahlaya inay gaaraan suuqyada gudaha iyo kuwa caalamiga ah.
Sidoo kale, waxaa la adkeeyay muhiimadda iskaashiga u dhexeeya dowladda, shirkadaha gaarka loo leeyahay, hay'adaha taageera hal-abuurka, iyo bulshada hal-abuurayaasha si loo xoojiyo dhaqaalaha dijitaalka ah ee Soomaaliya. Ka qeybgalayaashu waxay isku raaceen in horumarinta xirfadaha dijitaalka ah iyo maalgelinta hal-abuurka ay yihiin tiirarka ugu muhiimsan ee lagu kobcin karo dhaqaalaha dalka.
Taageerayaasha shirka waxaa ka mid ahaa **Maamulka Guud ee ONE GROUP**, oo uu hoggaaminayo **Eng. Ahmed Abdalla**. Taageerada ONE GROUP ayaa muujineysa sida ay shirkaddu uga go'an tahay dhiirrigelinta hal-abuurka dhalinyarada, kobcinta dhaqaalaha dijitaalka ah, iyo taageeridda barnaamijyada gacan ka geysta horumarka ganacsiga iyo tiknoolajiyada ee Soomaaliya.
Intii uu socday Shirka Hal-abuurayaasha Nuxurka Dijitaalka ah ee Soomaaliyeed iyo Dhaqaalaha Dijitaalka (SOCCDEC), **Maamulka Guud ee Shirkadaha ONE GROUP, Eng. Ahmed Abdalla**, ayaa dardaaran iyo dhiirrigelin u jeediyay dhalinyarada Soomaaliyeed.
*Eng. Ahmed Abdalla* ayaa ku boorriyay dhalinyarada inay ka faa'iideystaan fursadaha ay bixiso tiknoolajiyada casriga ah, isla markaana ay xoogga saaraan hal-abuurka, horumarinta xirfadahooda, iyo abuurista ganacsiyo cusub oo wax ku soo kordhiya dhaqaalaha dalka.
Waxa uu xusay in dhalinyaradu ay yihiin laf-dhabarta horumarka Soomaaliya, isagoo ku dhiirrigeliyay inay ka shaqeeyaan soo saarista nuxur tayo leh, kobcinta aqoontooda, iyo ka qeyb qaadashada dhismaha dhaqaale dijitaal ah oo tartan kula geli kara heer gobol iyo heer caalami.
Sidoo kale, wuxuu carrabka ku adkeeyay in shirkadaha gaarka loo leeyahay ay door muhiim ah ka qaadan karaan taageeridda hal-abuurka iyo horumarinta jiilka cusub ee Soomaaliyeed, isagoo muujiyay sida ay *ONE GROUP* uga go'an tahay dhiirrigelinta hal-abuurka, tiknoolajiyada, iyo kobcinta fursadaha dhalinyarada.
05/07/2026
03/07/2026
Waxaan u mahadcelineynaa One Group, oo ka mid ah taabagaliyayaasha shir cilmiyeedka Somali Content Creators and Digital Economy Conference 2026.
Nagala Soo Xariir
Phone: +252 610 550081 ama +252 613 333208
Email: [email protected]
Website: www.soccdec.com
03/07/2026
Ahmed Abdalla Ali, ayaa ka mid ah martida kalmad gaaban ka jeedin doonaa shir cilmiyeedka Somali Content Creators and Digital Economy Conference 2026.
Nagala Soo Xariir
Phone: +252 610 550081 ama +252 613 333208
Email: [email protected]
Website: www.soccdec.com
15/06/2026
Amni Casri ah oo Aad Ku Kalsoonaan Karto!
๐๐ก๐ฎ๐ฆ๐ ๐
๐ข๐ง๐ ๐๐ซ๐ฉ๐ซ๐ข๐ง๐ญ ๐๐ฆ๐๐ซ๐ญ ๐๐จ๐จ๐ซ ๐๐จ๐๐คโ xal amni oo casri ah oo fududeynaya Furida albabkaaga isla markaana ilaalinaya hantidaada.
โ
Furitaanka faraha (Fingerprint)
โ
Password ammaan ah
โ
Furaha caadiga ah (Key)
โ
Kaarka (Card Access)
โ
Mobile App control
Ku raaxayso badbaado, fududaan, iyo tiknoolajiyad casri ahโhal qalab oo isku daraya dhammaan.
๐ Ku habboon guryaha, xafiisyada, iyo ganacsiyada
โก Rakibid fudud & isticmaal sahlan
๐ Naga soo wac: +252616652222 / +252613752222
๐ Booqo boggayaga: www.globalsts.net
๐ Goobta: Wadada Makka Almukarama, Muqdisho - Soomaaliya
14/06/2026
Waxaad naga helaysaan
Face & ๐
๐ข๐ง๐ ๐๐ซ ๐๐ญ๐ญ๐๐ง๐๐๐ง๐๐ ๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ wa qalab lagu tala galay lasoocodka xaadirinta shaqalaha adiga oo jogo goob kasto oo dunida ka mid ah
Waxaan kale oo aad naga helaysaan xiridda qalabka iyo sidoo kale ๐ฑ๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ qaad Hal sano ah.
Horay usol gaar xarunteena isgoyska taleeh ama show room keenna oo ku yaallo Sahafi Hotel:
Wixii faah-faahin ah nagala soo xariir:
โ๏ธ: 4433
โ๏ธ:842222
Telephon: 0613752222
Whatsapp:+252 61 3752222
13/06/2026
๐ข๐๐๐ฅ ๐๐ก๐๐ฅ๐๐ฌ โ ๐ซ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ง๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ฟ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต
Ma rabtaa koronto nadiif ah, deegaan-saaxiib ah, isla markaana la isku halayn karo?
System Technology Services waxay kuu keenaysaa xalal Solar Energy oo ku habboon baahidaada maanta iyo mustaqbalka.
โ
Koronto joogto ah
โ
Tamar dib loo cusboonaysiin karo
โ
Deegaan u wanaagsan
โ
Nidaam casri ah oo si fudud loo maamuli karo
โ
Damaanad buuxa (Full Warranty)
Ku badbaadi kharashka korontada, kuna raaxayso tamar joogto ah adigoo dooranaya xalal smart ah โ๏ธ
๐ Nala soo xiriir maanta:
+252 613 752222
+252 616 652222
๐ La soco boggeena si aad u hesho adeegyo iyo xalal cusub.
07/06/2026
๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น๐ธ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐ฒ ๐ฆ๐ถ ๐๐ฎ๐๐ฟ๐ถ ๐๐ต!
STS โ System Technology Services waxay kuu soo bandhigaysaa POS System awood leh, oo kuu fududeynaya inaad si dhakhso ah oo hufan u maamusho ganacsigaaga.
Wixii faah-faahim ah nagala soo xariir:
โ๏ธ: 4433
โ๏ธ:842222
Telephon: 0613752222
Whatsapp:+252 61 3752222
02/06/2026
Waxaad naga helaysaan ๐๐๐๐๐ฒ๐บ๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐ฏ ๐ฑ๐ฎ๐บ๐ถ๐๐ธ๐ฎ oo isugu jiro nuucyo kala duwan oo loo isticmaali karo goobaha shaqada,dhismayaasha,guryaha iyo wixii lamid ah.
Waxaan idin diyaarinay ๐ฌ๐ก๐จ๐ฐ ๐ซ๐จ๐จ๐ฆ ay ku diyaarsan yihiin dhammaan qalabkeennu.
Waxaan kale oo aad naga helaysaan xiridda qalabka iyo sidoo kale ๐ฑ๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ qaad Hal sano ah.
Horay usol gaar xarunteena isgoyska taleeh ama show room keenna oo ku yaallo Sahafi Hotel:
Wixii faah-faahim ah nagala soo xariir:
โ๏ธ: 4433
โ๏ธ:842222
Telephon: 0613752222
Whatsapp:+252 61 3752222
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
4th Floor Daru Tawhid Plaza Maka Al Mukarama Road Mogadishu
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |