Ikit Technology

Ikit Technology

Share

ikit Technology is a portfolio of professionals with diverse qualification including Technology Solutions Hardware and Software

29/09/2026

IKIT waxay kuu diyaarinaysaa ERP, Polyclinic, Inventory, Accounts & Finance, HR & Payroll iyo Multi-Branch Systems, iyadoo lagu saleeynayo baahida ganacsigaaga.
πŸ“ž Nala soo xiriir: 61 4151491

Photos from Ikit Technology's post 27/09/2026

Shaqooyin badan iyo deadlines badan si fudud ugu maamul hal nidaam.

IKIT Task Management System wuxuu kuu sahlayaa qorshaynta, qaybinta iyo la socodka shaqooyinka, si kooxdaadu u shaqeyso si nidaamsan oo hufan.

Nidaam cad. Shaqo nidaamsan. Maamul hufan.

Nala soo xiriir:
252 614141591 | 252 614444826

20/09/2026

Ma la socotaa xogta xarumaha kala duwan ee ganacsigaaga?
IKIT Multi-Branch System wuxuu kuu sahlayaa inaad hal meel ka maamusho dhammaan laamaha ganacsigaaga.

17/09/2026

Iib kasta si sax ah u diiwaangeli, ganacsigaagana si fudud u maamul.
IKIT POS wuxuu kaa caawinayaa inaad si nidaamsan ula socoto iibka, kaydka, dakhliga iyo xogta macaamiisha, adigoo dhammaan xogta ganacsigaaga hal meel ku maamulaya.

πŸ“ž Nagala sooo Xiriir: 252 614141591 | 252 614444826

15/09/2026

Nidaamku waa laf-dhabarta ganacsiga.
Ganacsi kobcaya wuxuu u baahan yahay nidaam kuu fududeeya maamulka iibka, kharashaadka, kaydka, Branches iyo warbixinnada dhammaantood hal meel.

IKIT ERP β€” Ganacsigaaga ku maamul xog sax ah, go’aanna ku qaado xog ogaalnimo.

πŸ“ž Xiriir: 252 614141591 | 252 614444826

13/09/2026

πŸ₯ Bixi Adeeg Caafimaad oo Casri ah!

La soco bukaannada, ballamaha, shaybaarka, farmashiyaha iyo kaydkaβ€”dhammaan hal nidaam.

ikit Polyclinic System – Teknoolojiyad fudud, adeeg caafimaad hufan.

πŸ“² Hadda nala soo xiriir oo bilow:
WhatsApp/Call: 252623155005 – 252614141591
πŸ“ Muqdisho, Hodan – Taleex
Ha sii sugin β€” Ganacsigaaga waxa uu u baahan yahay IKIT POS! πŸš€

09/09/2026

πŸš€ Si fudud u maamul Ganacsigaaga!

ikit ERP System waa xalka ALL-IN-ONE ee ganacsigaaga u baahan yahay β€” Manufacturing, Hotel, Hospital, Accounting, General Trading, Restaurant, HRM, Cargo iyo Laundry System, dhammaantood hal nidaam ah! πŸ’ΌπŸ“Š

Ha isticmaalin dhowr program oo kala duwan β€” ikit ERP wuxuu kuu keenaa nidaam midaysan, degdeg ah oo aad ku maamuli karto ganacsigaaga oo dhan meel keliya.

πŸ“² Nala soo xiriir hadda:
Whats app Call :πŸ“ž 252 614141591 / +252 61 4444826

08/09/2026

πŸ“± Maamul Mashruucyadaada Si Fudud & Sax ah!

Project Management System – nidaam kuu oggolaanaya inaad xogtaada si sax ah u maamusho oo kooxdaada wada-shaqayn hufan siiso.

πŸ“² Hadda nala soo xiriir oo bilow:
WhatsApp/Call: 252623155005 – 252614141591
πŸ“ Muqdisho, Hodan – Taleex
Ha sii sugin β€” Ganacsigaaga waxa uu u baahan yahay IKIT POS! πŸš€

03/09/2026

πŸŽ‰ 10 Sano ++ oo Hal-abuur iyo Teknooloji ah!

Muddo 100 sano ah, hal-abuurka iyo teknoolojiyadu waxay horseedeen horumar.
IKIT Technology waxay ku faantaa inay ganacsiyada siiso xalal dijitaal ah oo casri ah.

πŸ’™ Empowering businesses with smarter digital solutions

πŸ“² Hadda nala soo xiriir oo bilow:
WhatsApp/Call: 252623155005 – 252614141591
πŸ“ Muqdisho, Hodan – Taleex
Ha sii sugin β€” Ganacsigaaga waxa uu u baahan yahay IKIT POS! πŸš€
See less

01/09/2026

πŸ—οΈ Si Wanaagsan u Maamul Dhismahaaga!

IKIT Construction Management System wuxuu kuu fududeynayaa maaraynta Projects, Shaqaalaha iyo Agabka β€” dhammaan hal system.

πŸ“² Hadda nala soo xiriir oo bilow:
WhatsApp/Call: 252623155005 – 252614141591
πŸ“ Muqdisho, Hodan – Taleex
Ha sii sugin β€” Ganacsigaaga waxa uu u baahan yahay IKIT POS! πŸš€
See less

Telephone

Address


Mogadishu , Somali
Mogadishu
25261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ikit Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Mogadishu.