Talvo Technology
Talvo Technology is a forward-thinking technology company dedicated to driving digital innovation and delivering impactful solutions.
๐ ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ฒ โ ๐๐๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ข๐จ๐ง-๐ค๐ ๐๐ข๐ฏ๐ ๐๐๐ฆ๐จ-๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ!
Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaago Beta Version-ka cusub ee Leademy. Waxaan idin ku dhiirigelinaynaa inaad tijaabisaan oo dib noogu soo celisaan ra'yigiinna. ๐
๐ Demo-ga live-ka ah: https://leademy.free.je/?i=1
โจ ๐๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ (๐
๐๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐ฌ) ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ฒ:
โ
๐๐๐๐ข๐ฅ๐ข๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ โ Ku biir oo dakhli ka hel horumarinta bulshada barashada
โ
๐๐๐๐ข๐ง๐๐ซ๐ฌ โ Ka qeyb qaado casharro live ah oo tayo sare leh
โ
๐๐๐ฌ๐จ๐ฎ๐ซ๐๐๐ฌโ Helitaan buugaag, agabyo iyo maadooyin waxbarasho oo faa'iido leh
โ
๐๐๐ง๐ญ๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ โ Casharro live ah oo hoggaamin gaar ah lagu bixiyo
โ
๐๐๐ฌ๐ก๐๐จ๐๐ซ๐ โ La dhis oo maamul barnaamijkaaga si fudud
๐ฅ ๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐๐๐ฅ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ:
๐ Ardayda (Students)
๐จโ๐ซ Macallimiinta (Instructors)
๐ข Shirkadaha (Companies)
๐๏ธ Jaamacadaha (Universities)
๐ Ururrada Bulsheed (NGOs)
Kani waa waqti aad ka qeyb geli karto isbeddel weyn oo waxbarasho ah! Nagu soo biir Leademy, halka aqoontu iyo horumarku ay isku xirmaan. ๐ก
๐ Isticmaal link-ga korka ah oo bilow safarkaaga!
26/05/2026
๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฑ๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค ๐๐
Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa awgeed, Talvo Technology waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan macaamiisheeda, bahda teknoolojiyadda, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.
Waxaan idiin rajeyneynaa ciid ay ka buuxaan farxad, nabad, iyo horumar joogto ah.
Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gallado guul iyo barwaaqo.
๐ป Teknoolojiyaddu waa mustaqbalka, annaguna waxaan u taaganahay hal-abuur iyo adeeg tayo leh.
โจ Ciid wanaagsan adiga iyo qoyskaaga
โจ Eid Al-Adha Mubarak
17/04/2026
๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฌ๐ฆ๐ข! ๐๐๐ฅ๐ฏ๐จ ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐๐๐ฒ ๐๐ก๐๐ช๐จ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐๐๐ฒ.
Si farxad leh ayaan u ogeysiineynaa dhammaan macaamiisheena iyo bulshada inteeda kale in Is Talvo Technology ay si rasmi ah u bilowday howlaha shaqo.
Waxaan kuugu diyaarinnay adeegyo casri ah oo tayo sare leh, gaar ahaan:
๐ Sameynta iyo naqshadeynta Website-yada
โ๏ธ Dhisidda Systems (Web Apps & Management Systems)
๐ Xalal dijitaal ah oo ganacsigaaga kobcinaya
Hadafkeenu waa inaan kuu fududeyno safarkaaga digital-ka, isla markaana aan kuu dhisno xalal ku habboon baahidaada.
๐ฉ Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!
๐๐๐ฅ๐ฏ๐จ ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ โ ๐๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐ซ๐จ๐ฐ๐ญ๐ก ๐๐๐ซ๐ญ๐ง๐๐ซ ๐ปโจ
09/10/2025
Wishing everyone a productive and peaceful Friday. ๐ฟ
01/10/2025
We build responsive websites that adapt seamlessly to any device โ mobile, tablet, or desktop. Modern, fast, and designed to grow your business.
30/09/2025
Accelerate your growth with our trusted services โ simple, productive, and built for your success. ๐ Get started today!
26/09/2025
๐ Something Big is Comingโฆ
At Talvo Technology, we believe in going Beyond Digital Innovation.
Our journey to transform businesses with powerful, simple, and impactful technology solutions is just getting started.
โจ Stay tuned โ Talvo Technology is launching soon!
.
Visit our Page to see the latest updates.
Category
Website
Address
Taleh
Mogadishu