Salco Engineering
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Salco Engineering, Contractor, Hoosh Building, Jaatle Siyad Street, Dharkeenley, Banadir, Mogadishu.
SALCo Engineering is a versatile engineering firm committed to providing a wide range of building services, including light steel structure, Metal fabrication, MEP/HVAC, and exterior and interior fit-out.
๐๏ธ Dhismaha Mustaqbalka Soomaaliya iyada oo la adeegsanayo Hal-abuurnimo iyo Tayada Sare. ๐ธ๐ด
SALCO Engineering waxay ku faantaa inay qayb ka tahay horumarka Soomaaliya, iyadoo bixisa xalal injineernimo oo casri ah iyo farsamooyin dhisme oo horumarsan oo ku habboon baahiyaha maanta iyo mustaqbalka.
Iyada oo adeegsanaysa nidaamyada dhismaha ee casriga ah sida P Panel technology, SALCO waxay ka goโan tahay inay bixiso guryo iyo kaabayaal tayo sare leh, degdeg ah, isla markaana kharash ahaan waxtar leh kuwaas oo la jaanqaadaya heerarka caalamiga ah isla markaana tixgelinaya baahiyaha gudaha dalka.
Maxaad u dooranaysaa dhismaha casriga ah?
โ
Dhismo degdeg ah oo hufan
โ
Dhismayaal adkeysi iyo tayo leh
โ
Kharash yar oo wax ku ool ah
โ
Heer sare oo badbaado iyo tayo ah
โ
Hal-abuurnimo ku saleysan horumar waara
Marka dalku sii kobcayo, waxaan aaminsanahay in tignoolajiyada casriga ah ay muhiim u tahay dhismaha bulshooyin xooggan iyo abuurista fursado jiilka mustaqbalka. SALCO Engineering ma aha oo kaliya shirkad dhismoโwaxay dhisaysaa Soomaaliya ka xoog badan oo horumarsan.
Waxaan u mahadcelineynaa macaamiisheena, la-hawlgalayaashayada, iyo bulshada kalsoonida iyo taageerada joogtada ah. Wadajir ayaan u dhiseynaa mustaqbal ifaya oo Soomaaliya leedahay.
๐ SALCO Engineering
Hal-abuur Injineernimo โข Dhisme Casri ah โข Mustaqbalka Soomaaliya
01/05/2026
๐๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ถ๐บ๐ฐ๐ฎ๐ต๐ฎ:
Waalidiintu waa laf-dhabarka nolosheenna iyo sababta horumarkeenna. Dhib iyo nafhur badan ayay u mareen korinteenna iyo hagaajinta mustaqbalkeena.
Waxay nagu leeyihiin abaal iyo xuquuq aan la gudi karin. Aan u baarri noqono, qadarin gaar ah siino inta ay nool yihiin iyo marka ay geeriyoodaanba, uguna duceyno naxariista Alle sida ay noogu naxariisan jireen yaraanteennii.
17/04/2026
๐๐ถ๐บ๐ฐ๐ผ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป:
โ Ha iloobin inaad akhriso:
Suuratul Kahfi
Ku dedaasho dacada iyo baryada Alle
Ku saliso Nabiga (SCW)
Xirato dhar nadiif ah, oo aad xili h**e masaajidka xaadirto.
๐ ๐๐ฑ๐ฑ๐ผ ๐ฑ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ฟ, ๐ฟ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ด๐๐ฟ๐ถ ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ต๐ผ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐๐ฑ ๐บ๐ถ๐ฑ ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ๐ผ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป, ๐พ๐ถ๐ถ๐บ๐ผ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฒ iyo ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐ฑ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ฟ. ๐๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ผ ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ต๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ๐๐ป ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐ธ๐ฎ ๐ต๐ฎ๐๐๐๐ฎ๐ dhinaca ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ
Laakiin maanta, xalku waa la helay oo shirkadda SALCO Engineering waxay idiin keentay hab dhismo oo casri ah (Light Steel Frame) kaas oo ku siinaya:
โ๏ธ Guri qiimo jaban
โ๏ธ Waqti gaaban lagu dhiso
โ๏ธ Oo tayo sare leh
Haddaba Aan kuu dhisno Gurigaaga Riyada oo maantaba nagala soo xiriir:
๐ +252 61 078 8880 | +252 61 078 8881
๐ Booqo xarunteena: Degmada Dharkeenlay, Isgoyska Xoosh
03/04/2026
๐๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ถ๐บ๐ฐ๐ฎ๐ต๐ฎ:
Jimcuhu waa ciidda toddobaadka, waa maalin kheyr badan ee ha iloobina inaad kaga faa,iidaysataan duco , camal san iyo qaraabo salaan.
๐๐ ๐ค๐ ๐ง๐ข๐ฒ๐๐ ๐ฃ๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐ก๐ ๐จ๐จ ๐ช๐๐๐ฅ๐ข ๐๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐๐ช๐ญ๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐๐ซ ๐๐ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐ก๐?
Hadda waa waqtigii aad guri kuu gaar ah dhisan lahayd. Shirkadda SALCO-na waxa ay kuu haysa xal casri ah oo kuu fududeynaya riyadaada guri lahaansho.
Aan kuu dhisno Gurigaaga Riyada iyo goobtaada ganacsi oo maantaba nagala soo xiriir:
๐ +252 61 078 8880 | +252 61 078 8881
๐ Soo booqo xarunteena: Degmada Dharkeenlay, Isgoyska Xoosh
28/03/2026
๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐จ ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ฅ๐๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ข๐๐ข๐ซ ๐ฆ๐๐๐ช๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐๐ก ๐ฐ๐๐ ๐ฌ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐๐๐ง๐!
Shirkadda Salco Engineering waxay diyaar idiinla tahay adeegyo dhismo oo casri ah iyo hannaan dhismo oo dalka ku cusub, tayo badan, isla markaana la jaanqaadaya jeebkaaga iyo jamashadaada.
Aan kuu dhisno Gurigaaga Riyada, oo maantaba nagala soo xiriir:
๐ +252 61 078 8880 | +252 61 078 8881
๐ Soo booqo xarunteena: Degmada Dharkeenlay, Isgoyska Xoosh
Waxaa si guul leh ku soo dhamaaday mashruuceennii P003, kaas oo ah guri G+1 ah oo aan ka wadnay Degmada Dharkeenley.
Farsamadeena casriga ah ee birta fudud waxay kuu dammaanad qaadaysaa dhisme adag, tayo leh, qiimihiisu macquul yahay, isla markaana si degdeg ah loo dhammeeyo!
19/03/2026
๐๐ข๐ข๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง:
Guud ahaan umadda muslimka ah iyo bulshada Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasabadda ciidda, anagoo u rajaynayna inay farxad iyo caafimaad ku ciidaan.
22/02/2026
Afur Wanaagsan:
Salco Engineering waxay idin rajaynaysaa afur barakaysan, caafimaad iyo dami dhaaf Alle.
Ramadaan wanaagsan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Hoosh Building, Jaatle Siyad Street, Dharkeenley, Banadir
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 18:00 |
| Tuesday | 08:00 - 18:00 |
| Wednesday | 08:00 - 18:00 |
| Thursday | 08:00 - 18:00 |
| Saturday | 08:00 - 18:00 |
| Sunday | 08:00 - 18:00 |