Himilo Health Science College
Mac-hadka barashada luuqadaha, xisaabta iyo caafimaadka
27/09/2026
OGAYSIIS β HIMILO COLLEGE π
π’ Diiwaangelintu way furan tahay!
Himilo College wuxuu qaadanaya fasalo cusub oo caafimaad ah oo ay ka mid yihiin:
β
Nursing
β
Midwifery
β
Pharmacy
β
Medical Laboratory
β
Nutrition
β
Public Health
π Kudooro Himiloβ¦ Ifti mustaqbalkaaga!
π La xiriir:
+252 63 4904274
+252 63 4413589
π’ OGEYSIIS MUHIIM AH β 2026/2027
HIMILO College waxay bulshada reer Waqooyi Bari ugu bishaaraynaysaa in lagu soo kordhiyey ABE β Adult Basic Education, oo ah waxbarashada aasaasiga ah ee dadka waaweyn.
π ABE waxaa loogu talagalay dadka 15 sano iyo ka weyn ee doonaya inay bilaabaan ama dib ugu laabtaan waxbarashada.
π Barnaamijku wuxuu waxbarashada ku soo koobayaa 4 Level (4 sano). Ardayga dhammeeya Level 4, haddii uu buuxiyo shuruudaha, wuxuu fursad u helayaa imtixaanka Fasalka 8-aad, kadibna wuxuu u gudbi karaa dugsiga sare.
π Diiwaangelinta ardayda cusub ee 2026/2027 way socotaa.
π Haddii aad waxbarashada h**e u joojisay, fursaddan ha moogaan.
Ku soo dhawoow HIMILO Adult Basic Education.
π Waxbarashadu waa furaha mustaqbalka.
HIMILO β Education is Hope.
11/08/2026
π’ OGAYSIIS MUHIIM AH
Himilo Health Science College β Sool Region waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda iyo dhalinyarada doonaysa inay bartaan culuumta caafimaadka in la bilaabay qaadashada arday cusub.
Waxaad heli kartaa fursad aad ku barato barnaamijyada:
π©Ί Nursing
π©βπΌ Midwifery
π Pharmacy
π¬ Medical Laboratory
β° Shift Time: 4:00 PM β 7:30 PM
π Location: Huteel Dhiif Dabadiisa
π Call Numbers:
0634904274
0634413589
11/08/2026
Ogaysiis Muhiim ah
Waxaan lagu wargelinayaa dhamaan bulshada reer Woqooyi Bari gaar ahaan reer Lascanod, in Himilo Adult Education program bilaabi doono diwaan gelinta fasalada cusub ee Waxbarashada Dadka Waawayn (Adult Basic Education)
29/07/2026
Hambalyo dhammaan shacab waynaha reer Woqooyi Bari
Sannad guuro wacan
30/03/2026
Ogaysiis muhim ah
waxaa loogu bushaaraynayaa Bulshada jecel waxbarashada in college ka Himilo qaybihiisa kala duwan uu qaadanayo arday cusub bishan
1. fasalada caafimaadka
2. English ka iyo xisaabta
3. qaybta school ka waxbarashada Degdega ee hoose dhexe ee galinka h**e
Haddaba ka faaidaysi wacan
03/01/2026
Ha sugin berrito Ee maanta bilow isbeddelka noloshaada!
π Himilo Adult Education
waxay kuu Furtay albaabka guusha π‘
β
Waxbarasho Muddo Kooban ah
β
Loogu talagalay Dhalinyarada & Dadka Ka Daahay Waxbarashada
β
Nidaam Casri ah & Macallimiin Khibrad Sare Leh
β
Fursad dhab ah oo aad ku gaarto riyadaada
β³ Ha sugin berrito β maanta bilow isbeddelka noloshaada!
π Laascaanood β Hotel Dhiif, dhabarkiisa dambe
π 0634413589 | 0907398189
β¨ Himilo Adult Education β Education is Hope β¨
Category
Website
Address
Sool
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Himilo Health Science College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.