Somali Xusuus Reeb

Somali Xusuus Reeb

Share

Pagekan Somali Xusuus Reeb waxaa loogu talagalay in lagu baahiyo dhaman dhacdooyinkina farxadeed.

16/11/2023

WAR-16/11/2023-Khamiis-Heybad Media:
Dalxiise British ah oo xaaskiisii ku dilay Hoteel Turkiga ku yaal:

Nin dhallinyaro ah oo Soomaali ah balse heysta dhalashada British ah, ayaa xaaskiisa oo iyaduna dhalinyaro ah, Soomaali ah ku dilay dalka Turkiga, ka dib markii uu 41 jeer Kiyaawo (Screwdriver) gel-geliyey, sidaana qudha uga jaray, hoteel ah ka deganaayeen Turkiga.

Dilka oo ka dhacay hoteelkii ay deganaayeen, ayaa meydka gabadha oo 26 jir ahayd, laga helay qolka ay hoteelka ka deganaayeen.

Shaqaalaha hoteelka Ulubat Castel, ayaa sheegay in ay dhawaaq maqleen, ka hor inta aneey qolka ka dhex helin gabadha oo meyd ah.

Shaqaalaha Caafimaadka oo loo yeeray, ayaa xaqiijiyey in gabadhu geeriyootay.

Jirkeeda ayaa kaga helay 41 dhaawac, oo qaar ay kaga yaaleen dhuunta.

Booliska Turkiga, ayaa qabtay ninkii gabadha qabay misna dilay, isagoo xiran funaanad dhiig ku yaal, iskuna dadaya inuu Taxi ku baxsado.
Baaritaanka kiiskaan ayaa weli socda.

Sources: LBC/Evening Standard/The Mirror.
Courtesy of the photos; METRO.

Photos from Somali Xusuus Reeb's post 22/10/2023

Hambalyo walasheen Phaiza Abdi Zalaam . Oo soo af meertay heerka koowaad ee Jaamacada bariga africa. Apyo ilaahayn hakugu anfaco aqoontaa baratay. ฤฐnshallh Heerkaan kuwa ka sareeya nolosha inaad ka gaarto baa kuu Rajeneynaa.

Photos from Somali Xusuus Reeb's post 16/10/2023

Bahda Somali Xusuus Reeb oo isku duuban waxay halkan Hambalyo Aroos uga dirayaan Ifrah said ahmed iyo caydarus mahamud hamud, oo arooskooda uu ka dhacay Hotel Hotel Same ee garowe.๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘โค

Photos from Somali Xusuus Reeb's post 15/10/2023

Bahda Somali Xusuus Reeb Waxay u hambalyeneysaa Drs Sundus Said oo ka qalinjabisay Jaamacada East Africa University-Garowe wll Allaha cilmiga kugu anfaco.

14/10/2023

Hambalyo hambalyo Hambalyo walasheen Hayaal Abdi๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐ŸŽ“.

14/10/2023

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Mudane Abdinasir Ahmed Bashir. Alle hakugu anfaco cilmigaad baratey sxb๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“

14/10/2023

ฤฐnลŸallah Guul xulkeena Somalia vs Niger

12/10/2023

Hambalyo Maalinta calanka Somaliya

Want your school to be the top-listed School/college in Safranbolu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Karabuk
Safranbolu
78000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Xusuus Reeb posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Safranbolu.