Somali Stream

Somali Stream

Share

A Reliable Source of Information From The Somali Peninsula and The Greater Horn of Africa. ๐“๐ˆ๐๐’: [email protected] Connecting the HORN to the WORLD

10/03/2026

Heshiiskii Pretoria waxaa micno tiray khilaafka ka dhashay maamulka ku-meel-gaarka ah ee Tigray, faragelinta dowladda federaalka iyo kala-qaybsanaanta TPLF. Fashilkaas ayaana sii huriyay xiisadaha, ugu dambayna horseeday in colaaddii Itoobiya dib u soo laba kacleyso, iyadoo Abiye uu guulo wax ku ool ah haatan ka sheeganayo colaada

Link-ga yaalla Faallada Koowaad ayaad xog dheeri ah ka akhrisan kartaa

10/03/2026

: Afar diyaaradood oo nooca xamuulka ah oo ay leedahay dowladda Pakistan ayaa ka degay magaalada Cadan ee dalka Yemen, iyagoo sida shixnad culus oo ciidan. Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda Pakistan ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u xaqiijiyay in diyaaradahaas ay wadeen qalabka gaashandhigga cirka, madaafiic, diyaaradaha bilaa duuliyaha ah, iyo nidaamyada casriga ah ee loogu talagalay ka-hortagga iyo soo-riddada diyaaradaha bilaa duuliyaha ah.

Gaarista diyaaradaha iyo shixnadaha Pakistan ayaa ka dhigan in Islamabad ay qayb ka noqotay dagaalka ka dhanka ah Xuutiga. Pakistan waxay qayb ka tahay isbahaysiga Maka oo ah gaashaanbuur iskaashi difaac oo ay ku midaysan yihiin Pakistan Sucuudiga iyo Turkiga.

10/03/2026

Qabsashada Maqalle, gacan-sarraynta Addis Ababa iyo Xaaladihii ugu danbeeyey dagaalka dowladda Ethiopia iyo jabhadda TPLF

10/03/2026

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warreysi uu siiyay TV-ga Al-jazeera, lana baahinayo caawa 10-ka habeenimo, kaga hadlay xiriirkiisa Itoobiya, Isu soo dhawaanshaga Israel iyo Somaliland, hadal heynta awooda kooxda AS iyo is-ballaarinta Xuutiyiinta iyo saameynteeda goblka.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in xiriirka ay la leeyihiin Itoobiya uu wanaagsan yahay, isagoo xusay in Soomaaliya aysan diiddaneyn in Itoobiya ay marin badeed ka hesho dhulka Soomaaliya.

Wuxuu tilmaamay in xiriirka Israel ee Somaliland guntiisu tahay iney saldhig ciidan ka sameysato Berbera oo ay isticmaasho gareenka, si ay ugu sahlanaato iney weerarto dalalka Khaliijka iyo Iiraan.

Kooxda Shabaab ayuu sheegay ineysan suurta gal eheyn iney mar kale qabsato dalka, haatanna aysan jirin magaalo weyn oo ay ka taliso.

Wuxuu soo hadal qaaday Is-fidinta Xuutiyiinta, isagoo qiray saameyntooda, wuxuuna sheegay ineysan carqaladeeyewn maraakiibtoo isticmaali jirtay Baabal Mandab.

10/03/2026

Wadamada G7 oo qaaday tallaabo si loo yareeyo sare u kaca qiimaha shidaalka

10/03/2026

The UN has raised serious concerns over Somaliaโ€™s fragile human rights situation, citing civilian deaths, displacement, attacks on journalists, sexual violence, restrictions on civic space and humanitarian challenges, while urging the government to strengthen accountability and ensure continued human rights protection as the UN mission prepares to end its mandate.๐Ÿ‘‡

๐Ÿ”— Tap the link in the comments to read more

10/03/2026

Mustafa Omarโ€™s swearing-in for another term as President of the Somali Region, followed by the formation of his cabinet, marks a new chapter for the region. The new administration is expected to strengthen institutions, improve public services and address key issues such as education, healthcare, water, employment and infrastructure. ๐Ÿ‘‡

๐Ÿ”— Tap the link in the comments to read more

10/02/2026

Siduu Amb. Salaad Cali Jeelle u ilaaliyay inuu sii Xafidsanaado Qurโ€™aanka isagoo howlo adag kasoo shaqeeyay sida Jabhadnimo?

Sirta arrinkaas isaga ayaa ugaga sheekeynaya Link-ga yaala Faallada Koowaad

10/02/2026

Gudoomiyaha Majmaca Culimada Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo sharraxay waxa ay ka hadlayaan Buugaagtaa Sooyaalka Doorashooyinka Soomaaliya (1951-2026) ee caawa laeoo bandhigayo

10/02/2026

Tagtada colaadda Ethiopia & Eritrea, sababaha xiisadda haatan dalalkan ka dhex oogan iyo gulufka gudaha Ethiopia.

Want your business to be the top-listed Media Company in Minneapolis?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Minneapolis, MN
55029

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Stream posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Minneapolis.